i think i watch this song may be 50 times or more. everytime im using my laptop i play it again and again. sometimes waxan is iraahdaa heesta sidad u dhagaysanaysid ha iska badbadin. lakin markasta oon shido waxad moodaa hada inay iigu horayso.. the best song for late 2011.
heestan cadi mahin mana qayasikaro malinti inta mar aa dhagesto ilah haku desto AYAAN WARSAME<3 <3
maamiiyoo 2 weeks ago
waaa hees wacan wixii laha wax ba iga ma galin lol
lol12344177 3 weeks ago
wawah waha hestani way fiicantahay cidii dontaba halahate ayaan warsame waa gabar somaliyed sahrina wa gabar somaliyeed labadiinuba well done
mylayla11 3 weeks ago
ayaan warsame sis vive and keep doing. u re mey frte weldone
bacadka12 4 weeks ago
waxaan hees arkaba midaan mid ka macaan maba arag walalayaal fanaaniinta daaya oo ha caayina somali waxa ay hormar la gaari la dahay waa waxaas somaliland ahow ama putlan ahow qurbo hadaan joogno somali lee nala dhahaa ee is ku xishooda qabiilkana naga daaya duli baad wada tihiine
bacadka12 4 weeks ago
waa iska fududahay in meshaan wixi larabo la isaga soqora lkn qof afkii wax usan aheen kuma noqonaya isaaq ee wada sarqanka ee lagu yaqaan dhaqanka xun xun ayan kuma garto cod iyo qurux habarta bulaacada ee sahro halgan layiraha..germany uu wata ninki cadaanka aha ee sexy kasoo dubay sanadki hore hargeysa wuxu aha germany kkkk
garqaniinyo 1 month ago
heestan 25 sano la duubay lana daawaday iyadoo video ah bililiqo ma fiicna
askari7 1 month ago
heestan wey xaday ayaan aabeheedna wey ceebaysay heesta Sahra Halgan baa waligeedba qaadi jirtay tuugo
SuperTogdheer 1 month ago
tuugo tuugo ayaan waa lagugu qabtay meeday qisadii dhabta hayd ee aabahaa ka curiyay kkk heestan 1989ki baa la sameeyay nin busi la yidhaa baa sameeyay oo caan ah Sahra halgana wey qaaday imikana you tubka ayaa ba la soo galiya waxaad ku search gareenkartaa Sahra halgan caashaqa adigaa i baday kkkkk
germany571 1 month ago 2
i think i watch this song may be 50 times or more. everytime im using my laptop i play it again and again. sometimes waxan is iraahdaa heesta sidad u dhagaysanaysid ha iska badbadin. lakin markasta oon shido waxad moodaa hada inay iigu horayso.. the best song for late 2011.
sadiagalayr 1 month ago