GABAR SOMALI AH OO ILMO YAR BOORSO KURIDAY

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
20,129
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 4, 2010

Ciidamada Booliska wadanka Nederland oo ku daba joogay Haweeney Soomaaliyeed oo Ilmo yar ku soo riday Boorso dooneysayna in ay meel cidla ah ugu tagto ayaa waxaa laga sameeyay muuqaal, kaasoo dareen kugu reebaya marka aad daawato.

Falkani oo dhacay 25-kii Janaayo ayaa ilaa iyo hada la daba socdaa, iyadoo haweeneydaasi cunuga boorsada ku watay aan la aqoon in ay iyada dhashay iyo in kale, hase ahaatee baaris ay Booliska sameeyeen waxaa ay ku inkirtay haweeneydaasi in ay wax ilmo ah dhalin, falkaasina waxba kala socon.

Dongen waa meel u dhaxeysa Tilburg iyo Breda waana meesha uu falkani ka dhacay, iyadoo ardayad mareysay wadada ay la yaabtay oohin ka dhex yeereysay boorsada ay watay haweeneydaasi, waxayna weydiisay Ardayadii wadada mareysay shandada oohin baa ka yeereysa, maxaa ku jira? ardaygii waxay la noqotay dhacdo deg deg ah si uu ay garato, wayna dhaqaaqday haweeneydii oo ku socotay gaari noociisu ahaa Suv

Category:

Film & Animation

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @PuntHornofSomalia yeah!!

  • she is not a Somali but ethiopian origin

  • Run ma ahan

    Jilid le Miya

    Nl

    Ilmo xadow aya ka bilowday

  • ar soomaalidaanaa jigle aa ka buuxa war waa la la matalaayaa sida sheekada u dhacday laakiin naagta maxey ka waday ani waaba la yaabanahay waligeed ma dhalin miyaa ilmah miyeey rabtay ma jiran tahay

  • labadodaba midna somali mahan ee magaceena labahdilaa

  • qeebta ugu horeysa ee filimka waxaa ku qoran RECONSTRUCTIE oo macnaheedu yahay jilid ama matalid habki ey wax u dhaceen.qofka aad aragtaan naagti soomaaliga aheyd ma ahan.gabadha soomaaliga ah wejigeeda waa lagaa qarinayaa oo laguma tusayo

  • naagtana somali ume eka cunugana chines ayow u egyahay

  • naagta somali maba ahan see wax loo wadaa he carab ayee iile egtahay aniga

  • cunuga ma iyadaa dhashay?

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more