Top Comments
All Comments (99)
-
Let her dress however she want
-
waxaan nahay dad aan dugsi heeysan ku seexda sariir ay laheeyn..ilaa aan ka dego garoonkii xamar ma dareemi karo in aan banaan taagneeyn,dadkanagii waa dayacooween rafaad iyo dhib yacni waa qatinay hadii uu qof binuaadin ah qatimi karo..to those isku haysta aniga aan taliyo iyo maxa ii ogashahay war na dhaafa oo naga baxa,waa cunteen waxaad cuni karteen..
-
waaaah waah waad ka baxsatay sxbkay aar and thing is u dont make your vedios like all the other singers their so diffrent and have a connection and relates to what your singing hope u all the best. aniguna waxan kuu hayaa 2 nice songs that would match your voice holla me at fb abdul awil
-
Deeqaay Ila DuuL Waa Diyaaradii Somalidu Lahayd
Ee Deeqa La Dhihi Jirey HeesTan Waxey Ka Tarjumaysa
Dhibka Iyo Rafaadka Dadka Somaliyeed Ku Qabaan Airport
Yada Caalamka Qofkasta Oo Somali Ah Waa Laga Shakiya
Waxa Uu Wato Iyo Waxa U Damacsan Yahay Ba Deeqaay
Ila Duul Deg Deg Oo Ila DuuL . Muqdisho Iga Daji Cml Waan
Nacay Gaaladaan Iyo Wadankoodee Aar MaanTa Allah Ya
Cizak Halkaas Kasii Wad Brother Dhiiga I Kicisee Thnk y
-
original,sounds great man.
-
Heestaan dhiiga ayey ku dhex qul quleesaa caadi maahan...
-
I love your music but again u dont need a girl who is dressled like that in your videos
-
Thanks Aarka Maanta, Absolutely you are a patriotic person , i hope all Somalis could have shared your feeling about the international customs, and it's true sometimes respectfulness questions.
-
War bahashu ileen cilmi , xeelad iyo waliba tab iyo hanaanin bay u baahneed adduun. Dhalinyaro cusub oo heeso sameeyay waan arkay laakiin Weli sida cilmiyaysan eed heesahaaga u sameysay weliba tan iyo heestii Ifraax ma arag. Waan ka dhargi waayayba. Well done Aaar!
da, iyo xili baa iga daba yimi looooooool, good song, love it
dhalole 1 year ago 12
I can't understand a word he's singing. But it has that soulful, honest vibe to it. I like it. Music is a universal language!
AeroAstro 4 months ago 7