Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Galaalxoor Qaybtii 5aad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
4,997
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 15, 2008

Cabdullahi Macalin Dhoodaan

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ninkii ONLF moodaya inay adigi ku dagaalamayaanow, waxaad tahay dhadhaan ee abwankan maqal, ilhayba caqli siiyeye.

  • adeer macaane somalina waa tihiin afkana waad garan ladihiin ee ninkan waxa uu difacaya waa dowlada ethopia ee dadka somaliyeed baneystay dhiigoda iyo maalkoda,odaygan hadalkiisu wax kasoqaad malahan, lakiin hada aniga waxaa mesha iiga muuqday waa in aay dadka somali galbeyd wali diyaar u aheyn xornimo somaliyeed madama aay lakala safanyihiin labada dhinac ee aay is ka cadahay xukun oo qeybi, marka aniga waxaa aad ula yabay odeygan xogaga gunada soqaatey ee dadkii kuhaya heey gala hadlina xabash

  • itoobiya waa cadow soomaaliyeed laakiin ONLF waa inay dadka Soomaalida kalsoonidooda si fiican u kabsataa, intaas weeye hadalka Abwaanka

  • waa geesi Dhoodaan ilaahay hannaga qabta dib u socodka Oon alif

  • This guy is calling his people shufta while they are out there to protect him and his family..and i wonder how do people live life while Ethiopian army is killing civilians...i think the Tigres gave this guy little food to survive for couple of days that's why he is telling people nothing but lie

  • dhoodaan laba dhinac ee Onlf iyo ethiopia na sibuu uga yara cabsoonayaa.

    Sarbeeb badana meesha wuu ku dhex wadaa.

    Alla Kariim Gumaysigu waa cudur

  • Waxaa Horay Looyiri LAX DHUKAN COLIYO ABAAR MOOD- JAAJUUSIINTA iyo Dadka moodaya inay Ethiopia Naxariis oogu maqantahay waxay ogyihiin ma Jidho- Haday wax og yihiin Abwaanka waxuu usheegayo ayeey maqli lahaayeen oo dantooday ka tashan lahaayeen oo Ethiopia waxba kamay sugeen----

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more