Ducada 8 million -- Cumar faaruuq -- Makkah al mukarama
Uploader Comments (Muxsin2005)
Top Comments
-
this is my favorite sheikh
All Comments (34)
-
aamiin aamiin aamiin
-
@daadah73 waryaa sheekh shariif muusan dhihin, shariif cabdunuur buu yiri. shariif cabdunuur waa culamada oogu waaweyn ee Somalida. ha isku qaldin sheekh shariif iyo shariif cabdinuur.
Teeda kale, sheekha wuxuu ka hadlaayo markii uu sheekh shariif uu fiicnaa oo madaxweyna loo soodoortay, oo islamic courts uu kujiray, ma aha hada markii u is badalay.
-
ilaahay ha ilaaliyo sheekh shariif c/nuur iyo sheekh cumar faaruuq iyo caalimkasta oo diina danaa kale u adeegsanaynin waxii culumada dhageysan laha aa la rabaa ???
-
inaalilaah war n8inka wata Somalifans wax kuma dhihi kari oo waxaan arkaa aqligaaga meesha uu la egyahay diintana soo baro cumar faaruuq aqoonta aan u leeyahay iyo kutabada aan karacan jiray waxaan filaa in aadanu laheen , teeda kle aan kaa qan ciyo marka aad leedahay ma isku qabiilaa sag iyo sheeq shariif sxb maahan cumar faaruuq waa shiiqaal balse qawiil mahan waa caalim ama sheeq somaliyeed oo aad diinta iyo axaadiista ugu xeel dheer balse adiga maxaa tahay teeda kale ilaahaga unoqo
-
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
in ilAHAY NA AQABALE -
Stop killing innocent ppl of the name of the Islam if you are a real Muslim pls enough is enough BUTCHER from Somalia......Iraq.......Yemen.
... etc etc etc to Afghanistan!!! -
iaalahay ha u danbi dhaafo shiikha qayrbadan buu somalida utaray waana caalim laakiin hada ra'yigiisa buu ka hadlayaa ra'yina diin maaha. shiikhuna waa cajiib qofwalba waa soo dhaween oo madaxweyne noqday marka laga reebo cabdullahi yusuf oo wuxuu uga gedisanyahay aysan jirin kuwa shikhu leyahay hala tagero. mida kale shiikhul caziiz waa iga cilmi badantahay laakiin miyayna dhalinyaradu cilmi yeelan karin. wadanna xoogiisu akhligiisu xukunkiiso dhalinyaro kama maarmo. ALLAHA kuu danbi dhaafo
-
Cilmiga waa mid, ra'yiga shakhsigana waa mid kale. Taladaan uu sheekhu soo jeediyay ma diin waxyo ah baa mise waa ra'yigiisa? Ma inoo bannaan tahay inaan sheekha khilaafno haddii ay ra'yigiisa noqoto?
Asxaabta ayaa nabiga nabiga SCW waydiin jirtey yaa Rasuulullaahi ma waxyi baa taladaadan mise waa ra'yi iyo xeelad dagaal.
Maanta waxaan aaminsanahay in uu sheekha ra'yi ka duwan in uu leeyahay. Allah ha ina sugo.
ilaahow kuu naxariiso waa soomaali asal ah shiikhan ilaahey janadii ha geeyo fahma marka hore intaydinaan hadalkiisa durin wuxuu ahaa caalim iyo odey daacad ah insha,alaah janatul fardowsa ilaahey ha geeyo
carsanya 10 months ago 4
@carsanya aaaaaaaaamin
Muxsin2005 10 months ago
maansha'allah Ilaaahay ha xafido culimada meelkasta ay joogaan (amiin)
Dadkaan culimada wax ka sheegaya waxaan dhihi lahaa ilaahay ka cabsada,yowmul xisaab ayaa idin sugaysa,ma waxaad u malaysaan waxaad soo qoraysaan in aan la idin qorayn,culimada wax ma yeelaysaan laakiin aakharadiina ha iska ga ciyaarina
towba la imaada in taad wakhti haysataan
Hilibka culimada (xanta) waa danbi aad u wayn ilaahay ayaan ka magal galnay..
Ilaahay xaqa hana waafajiyo
Rumaysa144 2 years ago
@Rumaysa144
Aaaamin
Muxsin2005 2 years ago
meesha yaa cilmi badan ma taagna??sheekhuna inuu yiraahdo sheekh shariif cabdi nuur cid ku nhaysata cilmi majirto waa laga fiican yahay..waan ognahay oo giddigiin waa wada culumo ilaahna khayr giddigeen hanawada siiyo? balse qof walboo wax yaqaaan cilmi qof kasii yaqaaan ayaa jira ..cilmiga quraankuna ma dhamaado..balse walaalahyga culimadaa iyo caamadaa ee soomaaliyeed kitaabka alle scw haloo wada noqdo sifiicana haloo barto tafsiirkan 6 biloodna kuma eeka cilmiga quraanka kariimaa?????
daadah73 2 years ago
daadah sxb wa runtaa cilmiga quraanka ma dhamaado waase lakala badiyaa, waxay u baahan tahay barasho qaas ah iyo cilmi baaris qeexan, gidigeena culumo ma wada nihin oo heer kas laguma gaaro sheegasho iyo dhalanteet, waxay u baahan tahay samir badan iyo dadaal nasashada ku diima, diintana cilmi ka sareeya dunida ma jiro, waayo wa cilmi ku xiran AXADKII uumey wax kastoo ishaada qabato iyo waxaysan arkin, sidaas awgeed walaal ha yareesan culimada iyo heerkey mushtamaca ka joogan.
Muxsin2005 2 years ago