intee in la eeg baad taqanaa magaladaa garissa hadab aan wax kaga sheego magaalada garissa waxaa ee ku taalaa wadanka kenya magalda garissa waxaa ku dhaqan somnali aaad u farbadan dadka halkaa ku dhaqan waxaa lagu qiyaasa ineey dhanyahiin 329 189 people magaladaa garissa waxaa eey dhismatay sanadahii dabe ee laga soo bilaabo 1998 waxii ka dabeey garissa waxaa dago qabiilka Ogaden magalada garissa waxaa ku abtirsado Qabiilka Ogaden hadab magalda garissa waa mesha uu Duqbilow ka imaaday oo uu wax ku soo bartay magalada garissa dadka ku dhaqan waa dad noolasha aad u fahansan waxa eey tahay wayo meesha eey somalida kale iska dagalayaan ayaga waa eey ka weynaadeen marka magalada garissa waa magalo aad u qurux badan oo indhaaga soo jidanaayaan magalda garissa waxaa ku yaalo wabi aad u weyn oo la dhaho tan river magalada garissa waxaa eey leedahay dwontwon aad u qurux badan magalada garissa hadii aad mar tagato waxaa ku qabaneeyso ha ka soo labanin magalada garissa waxaa eey ku caan baxaday waxa loo yaqaaano qudarata iyo muuska hadab magalada garissa ha mogaanin meel kasta oo aad dunida ka jogtid Well COME to garissa city karibu garissa city ku soo dhawow garissa
Somalia ba leh gaarisa!
TheSufisomali 1 year ago