@safiya513 jalous somalida qarkod aya lagu yaqana anagu reer djibouti ayanu nahey oo dadka amba fanaaninta ma cayne niyad jabka dad ayaad ka shaqeysane masha alle wey cod ficaytee filicitation u dhaha amba aw guryo
maashaa allaah habaryar aad baad u cod qurux badan tahay hadana u qurux badan tahay yeynaan qumayo kugu dhicin ee always is xijaab ilaaheeyna ha kuu kaso inaad codkaaga macaan aad ku aqriso qiraacada quraanka kariimka ah iisha allaah !!!!!!!
waa erayo culus yaa doqon wad wadi jirey dadba yaa u qabi jirey daris yaala noqon jirey dariiq yaa la mari jirey dagaal yaa ugali jirey darteed yaa u dhiman jirey
Cabiira1 2 weeks ago
@safiya513 jalous somalida qarkod aya lagu yaqana anagu reer djibouti ayanu nahey oo dadka amba fanaaninta ma cayne niyad jabka dad ayaad ka shaqeysane masha alle wey cod ficaytee filicitation u dhaha amba aw guryo
cousinifrah 3 weeks ago
xaawo kiin wooooow qurux iyo cod ilaahay wuu kusiiyay heesahaagana aad ayaan u jeclahay noolow fananadeena codka macaan
Teetano2008 1 month ago
Inabo cadi maha fananadeyna
SuperAbuukar 2 months ago
Innaba caaaaaaaaaaaaaaaadi maaaha wlhi qofkii fahmayo ha fahmo thnx alot qalanjo
PASSWORD14301 2 months ago
maashaa allaah habaryar aad baad u cod qurux badan tahay hadana u qurux badan tahay yeynaan qumayo kugu dhicin ee always is xijaab ilaaheeyna ha kuu kaso inaad codkaaga macaan aad ku aqriso qiraacada quraanka kariimka ah iisha allaah !!!!!!!
malikid1000 2 months ago
dariiq yaa lamarijiray waan kaheley hees taan ,i love the song ,
adamj2524 2 months ago
xaawo kiin caadi matihid lakin waa i cewesay dhinaca labiska
missbellabella 3 months ago
hawo kiin my favorite ,,, caadi matihid abayo qurux iyo cud isku darsatey..
kamalcade 3 months ago
xawo kiin caadi matihid lkn dhanka jaceylka u soo bado
ayuubl 3 months ago