Somali Lyrics - Song - Ruuxa gala abaal - By Farhia Fiska
Uploader Comments (aliel69)
Top Comments
-
ooooooooooooof calek macaan wayeeh macaan maxadceniid walal :)....
All Comments (61)
-
farhia fiska heesaha aad dib uqaado aad bad ugu cod qurux
badan tahay
waliba hees hadaad soo cusbonaysiinaysid laiskama qaado
waa inaad ku qurux badan tahay sida farhia fiska oo kale
oo ooooooooooooo you're the queen boqorada codka
-
nice voice. original by hibo nuura looma geli karo-waliba aydoo kaman ah.
-
Alla heestan jecliyoooo ahhhhhhhhhh inta anaan goin iso gare yarkaaaa
-
laabtiyo wadnahaad ikala goysay fiska meel walbo waad ku qurux badan tahay alla alla ninkii fiska hellaa nasiib buu leyahay keep up fiska you're the best waxaana tahay boqorada codka
-
caadi ma ahan waa ka baxsatay qofki soo qoray asigane sidoo kale
-
fiska heesta caadi ma ahan waayo it's true "Ruuxda gala abaal marbaa loo gudaa sida gacalababaa aan is garabsanee"
-
Eeba ha u naxariisto Axmed Cawada Rabsho ayaa heestan qaaday welibana qaabka suudaaniga. Wuxuuna u qaaday si layaab leh. Farxiyana Eebe ha deysto oo cimri dheer ha siiyo si codkeeda loogu raaxeysto. Hibo oo heesta kow qaaday iyadana waa hooyadii heestan. Heesta Farxiyo waxaan dhagaysto markaan qurbaha ku noqdo ``depressed``.
-
Eeba ha u naxariisto Axmed Cawada Rabsho ayaa heestan qaaday welibana qaabka suudaaniga. Wuxuuna u qaaday si layaab leh. Farxiyana Eebe ha deysto oo cimri dheer ha siiyo si codkeeda loogu raaxeysto. Hibo oo heesta kow qaaday iyadana waa hooyadii heestan
-
Fiska--you're the best dear abaayo.
-
waaaaaaaaw hees iga dheh
aliel... sister qaali walaahi heesha sida aad u qoreysid la dhacay ty
adancade 1 year ago 5
@adancade
Thanks abowe : -) Leila
aliel69 1 year ago 4