faadumooy Jacaylkani | Shimaali
Top Comments
All Comments (61)
-
Wonderful Words,,,, Hebeloow jaceylkani waa fiid baxaayo ku fidaayo feeraha -- sida ruux la falay baan fiidkii habeenimo keligeey faqaayaa
waakan igu fogaadee waa fiyoobideydee kama foga agtaadee ------.
-
axsan hees wa u ka baxsaday waxaad modaa in u og yahay mesha boogta ku taal
-
dadka faraha maran iyo faqiirku u jecelyahay , been maha
-
fuckin some pple are sick who said shimaali is not somali damn u dont shit born and grew up mogadisho by the way somali are three differente pple but same language and same religion we have somali baraawe somali bantu somali faradheer but they are somali period
-
ISKA DAAYA BEENTA, DADKANA WAXAAD DOONTAAN HAKA SHEEGINA, SHIMAALI WAA SOOMAALI... SIDAAD U WADEEN AYAAD UMMADII OO DHAN JINSIGODA KA SAARAYSAAN.. U DAAYA, OO KU EKAADA, ADINKU WAXA AAD TIHIIN, SHIMAALI OROMO MAAHA ILLAAHAYNA KAMA DHIHINE, KA DAAYA WAXAAD KU TILMAAMAYSAAN DADKA...
-
faadumooy jaceylkani waa fiid baxaayo ku fidaayo feeraha
sida ruux la falay baan fiidkii habeenimo keligeey faqaayaa
waakan igu fogaadee waa fiyoobideydee kama foga agtaadee
waa anagoo firaashiyo farxad aan wadaagnoo
feysal ii xambaartoo faarax daadaheysaa
faadumooy jaceylkani waa mid iga facweynoo adi lee ka faaleey
dadka faraha maran iyo faqriguu u jecelyahay kama foga agtaadee
farxadii jaceylkaa waa fiyoobideydee kama foga agtaadee
waa anagoo firaashiyo farxad aan wadaagnoo feysal---------
-
@ProudJareerwayne WHO TOLD YOU THAT ... SHIMALI WAS BORN AND GREW UP IN QORYOOLEY LOWER SHABELLE, AND HE IS ORIGINALLY FROM SOUTH YEMEN"HADRAMOOT"
INDEED HE IS LEGEND...ALL TIME ARTIST.
-
waaaw shimal hees kii horo Nooooooooooooooooooooooolo wiliga.
-
Shimaali Axmed Shimaali Is Oromo Born Westren Somalia Grew up Xamarwayne shingaani, Shibis if you know what i am talking about, Never mine Somali faradheere and qabiileysi.Shimaali is one of the best Somali artist of all time, along whit the very best of Waberi durdur iftin
-
wow ereyadii Al-ustaad cabdalle nuuradiin axmed iyo codkii shimaali axmed shimaali best song
amazing voice .....I LOVE YOU
horizonhealth123 3 years ago 5
loveeeeeeeeeee you shimali
iskorisgirl 2 years ago 4