Muxaadaro Shiikh Mustafe
Top Comments
Video Responses
All Comments (98)
-
Jazaka allaah ya Sheikh Mustafa
waa dadkaan dadka cilmiga iyo xikmadii diinti wada mansha Allaah
Allaah naga dhigo kuwi isjecel kuli somali ,
-
as ilaahay haku dhowro oo janadiisa haku geeyo
-
its so funny why the thumbs up are for the people who wrote in english
-
Jasaakumu laahu khayran yaa MUSTAFA hajj ISMACIIL HARUN <<<< xafiduhulaah if iyo aakhiroba wallaahay waxaan kuu jeclahay Dar ALLE , insha allah waxaanan ka mid ahay dadka sida taxanaha ah ulla socda muxaadarooyinkaaga , mar kale waxaan lee yahay Insha allah Janada ayaa inoo balan ah
-
57 likes including me and 4 dislikes afartaasna alle hasoo hanuuniyo aameen
-
qof muslim ah oo muxadaran wax ka sheegi karo aan wanaag aheyn majiro ayaan filayaa aniga shaqsi ahaanteyda waan ka danbeyaa sheekhaan alle ha xafido aamiin anagane alle hanaga yeelo kuwii wax ku qaato aamiin
-
Maasha Allah Sh.Mustafa Allaha Ku Dhowro Aduunyo iyo Aaqiroba
-
Ilaahow shiikhaas oo kale iga dhig
-
@dhuungal iyo samiir87 walaalayaal wacdiga dhagaysta oo iska ilaawa waxan aad wadaan we all muslim and Somalis.
-
subxanallah.i could not see the comment of dhuungal but it looks she was insulting this great sheikh.She is either mentality retarded or she doesnt understand what the sheikh is saying.Pls let us try to understand what any one is saying before we personalise whatever he/she is saying.Its sad.sheikh Mustafa is one of the best educated both is secular and religious education.He is a brilliant sheikh and it makes me love him more every time i listen to his muxaadaro.
sh Mustafe i love you for the sake of Allah. My Allah grantee you janatul fardowsa
reals00maali 2 years ago 4
Ramadan Kariim all the Muslims around the World.......!
TheAbsoma 2 years ago 3