Munaasabad 18 ka May oo ah Maalinta gobolada Waqooyi ee Somalia ku dhawaaqeen inay ka goéen Jamhuuriyadii Somaliya ayaa waxaa lagu mantay Magaallada Denhaag ee Wadanka Holland,Wariyaheena Abdiweli Garyare ayaa warbixintan kasoo diray.
waxay ahayd munaasab si aad ah loo abaabulay qiimo ad u balaadhan u leh umada jamhuriyad s/land ilahayna ha la qabto dadaalkaa ay sameeyeen umadaasi isnalaah
xumaan dhafaha wanaag dhisahaa wixii dhacayaba dhakisa hayaha wadaniga dhabtaa
Allaw dhawr!!!! THATS WHATSUPPP!!!
ayaaneey 1 year ago
Allow Dhawr Somaliland! Haa walal heestan magaceed lakin xageen ka helikarnaa?
YasminOh 1 year ago
heestan magaceed walaal. adoo mahadsan bilfadlan.
siish 1 year ago
waxay ahayd munaasab si aad ah loo abaabulay qiimo ad u balaadhan u leh umada jamhuriyad s/land ilahayna ha la qabto dadaalkaa ay sameeyeen umadaasi isnalaah
hasangood 1 year ago
heestan magaceed iyada o dhana xagee ka helaya heesta bilowga ah, viva somaliland.
frisko79 1 year ago
Somaliland well done
slandgirl 1 year ago
Mashallah VIVA Somaliland
MA3WIS 1 year ago
nice
SuperMusa1234 1 year ago