xisood & jacayl
Uploader Comments (Mudugboy)
Top Comments
-
nowadys we dont have musician like waberis old is gold
-
The guy is ruthless - aniga gabidhi ii imanmayso guurnaba daa hadalkiisa! meesha jacaly laguma hayo - caasha laguhyaa - Lol
All Comments (34)
-
aboowe mudugboy - mahadanid.. this song reminds me when i first fall in love at age of 16 and her name is salma and her father was a big sheikh. salma i will never forget u kkkkkk :)
-
amiin amiin ilaahay ha u naxaariisto
-
ilaahay ha u naxariisto kinsi.
-
RIP Kinsi Xaji Aadan 22-07-2011
-
ilahay haa u naxaristo
-
Her voice can make snake come out of its hidding.
-
nhnv r sf v fvrd devcd k 9n mnte
-
heestani waxay ku jirtay riwayadii "Nabsi iyo Nasib" 1970's iyo erayadii Maxamed QaaQaa (ala ha u naxariisto).
Waxa si talantaali ah ugu wada luqeenayay Cabdilahi Xarago (ala ha u naxariisto) iyo Kinsi Xaji Adan
idfacle123 sxb heesii waan soo geliyey ee daawasho wacan
Mudugboy 3 years ago
idfacle123 inshalaa waan soo gelin heesta aad i weydiisey aniga ruuxaygu heestaa waan ka helaa muuqaalka baan ka baqayaa inuusan wanaagsanayn cajilka aan hayo balse waan isku deyayaa inaan heeskaa soo dhigo thanks bro
Mudugboy 3 years ago