Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Somalia 1980s dikri 2

Loading...

Sign in or sign up now!
20,512
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 18, 2007

(1980s in mogadishu Somalia) ilaahow unaxariiso mashaaikhdeena iyo mashaaikhdoodo, waalidiinteena iyo waalidiintooda, macalimiinteena iyo macallimiintooda Dhamaan aamiiiiiin

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (bakeeri)

  • bakeeri qofka haduu dhinta qiyamadiisii way dhactay . marka iska daaya baryada aad baryeysiin sh abdulqadir sufis so marka sxb ilaah ka cabsada oo bidcada iska daaya ....

  • Wahabi aa tahay Cilmi iyo caqli midna malihid ee waxaa kugu qunfulan  Manhaji wahaabiyada.

  • sxb bakeeri qofka haduu nool yahay oo kheyr la ku maleenayo waxaa la dhihi karaa ilaah noo bari(nabiga NKH ayaa nin u yimid ya rasululaah ilaah noo bari maxaa yeelay roob la'aan ayaa jirto xoolihii wey dhamaden marka sxb qofka ma la baryaayo, lakingof dhintay maxaa ka dhaheesaa sh c/qadirow waxaas &waxaas hadaa isiisis waxaan kuusameen doonaa waxaas ayaa la diidaya ee qof nool ma la baryi karo,hadi aan wax qadlan shegay waxey kahadaatay sheydan &nafteyda hadi aan a sibayna thks

  • Yusuf Horta Qof Nool iyo mid dhintaba wax ma bixiyo ee waxaa wax bixiya Allah.  ilaahii wixii dhintay iyo wixi noolba abuuray marka hore horta saaas ufahan. Lakin waxa laga hadlaa ayaa waxee tahay Qof Wanaagsan inaad ilaah kubaridid Sida Nabiga CSW iyo owliyada kaloo dhan oo sh cabdulqadir kamidyahay inuu ilaah dadkaas wanaagsan daraadood kuugu siiyo waxad ratid amma kaa qaado dhibatada aa kujirtid. Maxaa yeelay adiga qof caasi aa tahay.

  • asalamu caleykum marka hore sh c/qadir allaha unaxariisto lakin waxaa danbi ka galooyo kuwaan dikrinooyo because diinta ma ogalo in qof dhintay la baryo walalaha alaha soo ha nuuniyo angana kuwii xumaanta reebo alaha ina ka dhigo wabi laahi towfiiq

  • Yusuf Qof nool mala bayi karaa marka ?

see all

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Sheylilah yaa cabdal qaadir...!!!!!!! 

  • caatda iska daayee sxbyaal daliil ma heesiin in xadrada banaantahay oo asxaabta sameeyeen , mase wax aan asxaabtii nabiga scw sameenin ayaa sameeneesaa? su'aal sas ma is wey diitseen,marka hadii aad daliil heeso la imaada lakiin caayda iyo haraabga waa la ka fiican yahay, gacmo furun ku soo dhawaada if you had a daliil, otherwise idon't want weste my time with you guys. so welcome welcome

  • rahsomali aamiin aamiin allaha kaa aqbalo ducada wanaagsan ood noogu duceysay.

  • rasuul muxamadow sheikh c/qadirow sheikh uweysow owliya allooy kuwaan naga qabta ilaahow rasuulkaaga iyo ambiyadaada iyo owliyadaada fadligooda kuwaan intaan hanuun u qorneen huf iyo halaag u keen hal jaba iyo hal haada ka dhig. aamiin yaa rabbi

  • waad qalalan tihiinee bakeeri biya ah iska daa jab masaka ah xittaa idinka ma rabaan sheikh c/qadir jilani iyo sheikh uwees dheere iyo waliba culimada iyo mashaa'iiqda ilaahey ee idinka un meel naftiina u hela addun iyo aakhiraba waad ku cariiri qabtaan oo ilahey rasuulkiisa iyo owliyadiisaba la coleytamee wax alle agtiisana idiin yaala ma jiraan oon ka ahayn ciqaab addun iyo cadaab aakhiro intiina hidaayatu minalaah u qoran tahay mahiine.

  • yuusuf17 dayuus najaas ah baa tahay magaratay adiga iyo kuwa kula midka ahna waa kuwii uu rasuulkeena scw uu nooga digay oo inagu yiri umadeyda nimankan qawaarijta ah meeshaad ku aragtaanba laaya inta mid idinka mid ahna nool yahay wallee rasuulkeena dardaarankiisa waa la fulin, mida kale nimanka ahlu sunna waljameca waa dad wata kuna dhaqmaaya sunnadi iyo jidkii rasuulkeena scw ee adinka diinta cusub oo aad wadataan ee carabtu idinku fan gareyso idinka ha idin ku ekaato idinkama aqrisaneyne.

  • asc at least wahabi daliil ayuu heestaa oo xaq ayuu ku taa ganyahy ee adigu waxaad sameesiin diinta meesha eey ka galaa iisheg ... suuufii uraaye wax badan umada islaamka ah waa duleeseen oo quraafaad u sheegen lakin  waxaas mar hore ayaa la gatay oo la fahmay sufis waxa uu meesha ku haayo oo in uu buneesto lee ee adigu wax ma fahmin wili miyaa , sufi wax ma kuu hayaa ee sxb xaqa raac ee ha ku dhiman baadilkaan..

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more