Kaah Business Centre is located in east Hargeisa and is made up of a Fuel Station, Car Wash, Supermarket, Restaurant, Conference Hall and a Childrens Playground.
Goobtu waa Kaah Business Center, oo kulmisay xarumo ay ka mid yihiin Restaurant and Cafeteria , Fuel Station, Super Market, Childrens Playground And Carwash, oo ku yaala cidhifka bari ee Magaalada Hargeysa. Waa suuq yare ilqabatin leh, oo aad u camiran. Isla markaana ay bulshada kala duwani isku aragto caways iyo subaxba.
respact from puntland
busenbeisser 3 months ago
kaah boosnees seentaar lol
birmz 6 months ago
waw hargeysa u specail my home city way to go hargeysaaaaa.
ibrahimfarah1 1 year ago
u kiding me is new york i mustbe me dreaming
ibrahimfarah1 1 year ago
damn!!! Hargeisa ayaa sidan noqotay maasha allah..
KingHargeisa 1 year ago
maasha allah hargeisa
yuusuf19 1 year ago