khadra dahir: Beer jacayl
Uploader Comments (craxmaan10)
All Comments (18)
-
Masha Allah Inuu beer jacayloo kalgacayl ku baahiyo hadalada baruurtii boogaha damqinayaa ku tubaabeey tks all
-
U r legend...thanks sxb qoralka heesta...wan kusoo qori doona video ga magacaagana waad ku arki.
-
inuu beer jacaylo kalgacayl ku baahiyo
hadalada baroorti boogaha damqinaya
igu baabay maqaaley ,baxnaanadu sidey tahy miyaad wali bestaa,tahy alahayow kusamo bixi
cabdow berisamadkii marka sheeko baraleey kaftan laysla beegsado ,ma baraarugtaayo boholyow ma ooydaa
wadnhaagu biimiyo dhul badwayn dushediyo ka talaaby buuraha ma u baaqayayoo wali ma u baroorta.
bidhaan uusan gaaryn bilicdeda muuqal. makadaba baqoola ,bacadkiyo kulaylaha dhibka ma u bareera.....
-
waaw one of my best songs ololol thank u so much c/rahmaaaan brother
Walal Abdirahman Miraha iyo Codka maisla soo qori kadhaa si aan uga bogano Macnaha Heesta??
HajiKhayr 1 week ago
@HajiKhayr
Anaa samayn doona walaal insha alaah dhawaan. thanks.
craxmaan10 1 week ago
Abdirahman aad baad u mahadsantahay Walal, In kabaddan 3sanno ayaan u-tube-ka ka raadinayay maanta ayaan ka helay Maansha Allah.......Aaad baad u mahadsantahay Walal..
HajiKhayr 1 week ago
@HajiKhayr
Adaa Mudan Walaal.
craxmaan10 1 week ago
What a nice song with golden voice of khadra dahir!!! it reminds me alot of memories back home. thanks @craxmaan10 for uploading this exclusive song
MrHalaasi 2 months ago
@MrHalaasi
u r welcome...
craxmaan10 2 months ago