lyrics by macaan007
Dareen caashaq dookh iyo kalgacal miduu igu daraay
Markaan dalacdaba midaan dooni jiray inaan dawadaay
Hadaad duushayo durufaha waqtigu
dalal kala fog iyo mid waliba doc kali nagu kala dadee
qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee miyanad
soo dagayn oon deeqay dadab galayn
Daganaanta iyo dabaceeda wacan midaan doorbidaay
dawga ay martaba midaan dooni jiray inaan dacal socdaay
naftan ku dabroo sidi baan dawooy diifta aan qabiyo dakharadii
jacaylka dadka uga qarshaa
qalbi daacadoo ku dooxan adi lama daynayee
miyanad soo dagayn oon deeqay dadab galayn
masha allah cawale hees macan lkn codkaga aya si macaniyaye
msayan222w 5 months ago
cawale adan diheeye masha alaah fanaan cod macan sxb waxaan ku rajeenaa sidaan iyo si ka fcan fanka inaad hor mar ak gaarto insha alah
warsame128 8 months ago
WAAR NINKAN SIDA DAMEERAHA U CIYAYA , DADKII BUU JABUUTI NACSIIN, ADUUUNKI HEESAHA
MrGuugaalre 1 year ago
WAAR
MrGuugaalre 1 year ago
maalin ciid ayaay dhalatay shaaydaan laxir xirayyy waxay kamid tahay heesta caraf
ubaxwarsame 1 year ago
cawaale heesta caraaf ayaan jeclahay
ubaxwarsame 1 year ago
cawaale, cood macan, talow goorma aya la sameyey heestan??? why waxan maqaley heeskale oo isku magaca yihiin, laakin fanaankale qaadayo oon aheen cawaale. sanad la sameyey.
kivihaan 1 year ago
0:39 looks like something I know! kkkkkkkkkkkkkkkk. nice song anyway.
TheDeeqaluula 1 year ago
macaane sxb nin jiraat tahay. Long live Awale. Beaututiful song.
dhoolbaxay 1 year ago