Al Jazeera Falaqaynaysa faraqa u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia.dwmv
Uploader Comments (miig2006)
All Comments (18)
-
@jimauSL Geography uu bartay mataqaanaa. takale adigu maxaad baratay adigu in aad youtube dad wax kasheegto adan hadhkooda gaadhayn. shame on you nolashaada meel saar. ninkan aduunka ayaa wax ka waydiinaya siyasada calamka maxaa loo waydiin wayay silanyo iyo kuwa agfadhiya. cidina uma baahna.
-
Ninkan ina samatar soo tii lo sheegay adeer adu Geographi ayad dhigtayee siyasada fadhi ku dirirka kala fadhiiso idacadaha! hoogamiya kooxeedka idaacadaha lol
-
@miig2006 dadka somaliwayn ku fikrayaa. waa laba nooc . noooc qabiil ku dhex qarinaya somaliwaynta like saado cali iyo hadhaagii faqashta. iyo qaar markey somaliland waxay ku diidaan wayey ku meeraysanaya somaliwayn . maxaa somali wayn ah intii hore ayaaba la isku kari layahaye
-
alo ina samatar so hadee ee shicibkaaga basha karaac riyaad kugirtaaye
-
reer somaliland cadowgeena ilaahay ha badiyo cadawga badani waa hor u markeena
-
WAA MAXAY MIDNIMADA IYO WAXAN UU KA HADALAYAA KAN YAR EE INA SAMATAR ADEER FRANCE IYO UK MA MIDOOBI KARAAN AMA USA IYO MAXICO YAGUNA MA AY MIDOOBI KARAAN ADEER SOMALILAND IYO SOMALIA 20 YEARS AGO AYEY KALO TAGEEN CAASIMADA HARGIESA HA NOQOTO IYO WAXAASI WAX LAGAA DHAGAYSANAYO MAAHA HARGEISA IMIKABA WAA CAASIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND.. WAXAAN FILAYAA DUQOOOW INAAN ADEER MASKAXDA AAD KA JIRAN TAHAY EE LA KAALAY FIKIR POSSITIVE AH
-
Somaliland Republic doesn't want to unite with pirates and extremists
whole world must know the risk that is coming from Somalia
the whole world will be mess up if don't recognize Somaliland as a legitimate country........that is the only solution
ina samatar waa nin waalan kulaha madanimada iyo caasimadaba somaliland ha qaadato isla markaasna somali oo dhan ha maamusho. Taasi wax suurogal ah maaha Somaliland uma bahna dhib wixii soo gaadhay ku filan anigu waxaan u arka adadka ku fakeraya somaliweyn iyo wixii la mid ah inay yihiin dad aqligoodu fooraro.
Shacabka Somalia siiba majorety somalia xamar degani waa aaminsan yihiin in Somaliland tahay dal madax bannaan.
miig2006 1 year ago