Somali Lyrics - Song - Allahayow maxa iga qabsaday - By Farhia Fiska
Top Comments
All Comments (52)
-
alla farxiya fiska cod macaan hees walbo meel baad marisaa wale naag fiska gaarta oo hees say ugu haboon tahay kuma jirto simply youre the best queen fiska
-
kiir mataqana maa heesta ada leeh ama hooyada markad qadeysid somali copy ayan ku nacay
-
@farafudud kkkkkkkkkkk ma aragtay .. :)
-
iga walla tani waa wax lala geerasheeyaa dhawr maalmood .sangaalaaba iga soo degi lahaa.
-
cidaan hees uun bee ku wanaagsan yihiin...nabad iyo dowladnimo wax kama oga.
-
haye haye farxiya hees walbo adaa kaga leh wxii iska lahaa ba iyo wax kalaba boqorada codka qalbigu tuurabay hadaan is qaban waynay
-
cod macaanaa maan sha allaah farhiya fiska alle hakuu daayo
-
wwwwwwwwwwwwww fananadena somaliyed farxiyo fiska manshalaha
-
aroos hees kufiican miyaa?
I HATE LOVE walahi
ramlaiiwaran 7 months ago 6
alaaaaaaaaaaaa maxan jecelow ku dhacay qofkad sida dhabta ad u jeclato ku ma jeclanayo waxaa ku jeclanaya qof kaloo adan jecel u qabin wan ku nacay jaceyloow hadan ku arki lahaa wan ku cejin lahaaaa waaaaaay ciil weynaaaaaaaaa
farafudud 2 months ago 3