ONLF Product: Result Of The Unlawfull Unjust Strugle
Uploader Comments (guledcase)
All Comments (17)
-
who did Hailie Selassie kill?
-
ooh my god inaali lah wa inaali laahi raajucun waar niyaw dadkan onlf la iraa waxan u haystay dad u halgamaya dadkooda ee ma tana u danbaysay inay dadkoodi ay budhcad u soo diraan ilaahy waxn ka baryayaa waa wax laga damqanayee hooyooyinkaas iyo ciyaalka ay laayeenoo dhan in uu ilahay uga jaro oo ragaas waxa sameeye oo dhana maxkamada loo soo saaro anigu horta runtii nin somali ah ayaan ahay waan ka damqaday siday u dilayaan dumarka iyo
-
onlf , waxaa ban u, heeystay dad wadan xoreeyn kujira, ma dadkoodii beey sidaan u, xasuuqaaan?
cajiiiib,
-
this is pure lie!!! i wonder hom much did pay to them?
5 birr?
or 1 usd?
poor people,fight for youe freedom and don't listen to tigree(woyyone)
-
War walahi nacas baatahay maxaad keeni waxbarasho malihid mise ma dawlada geeska africa ugu xooga wayn ayaad iska celin kartaa (ethiopia) Saxiib runta ha la isku sheego walahi xaar unbaad wadanka ku haysaan qori buu haystaa sida magciisa looqoro xitaa mayaqaano markaa makaasaa intuu dalka qabto na maamuli waar nacasiiyahay dad noqda oo qoriga tuura oo dalkiina cid idinkama horistaagaysee dalkiina wax laqaysada dadkiina walalaayaal ONLFEEY DADAKA SIDANKADAAYA
-
Dat's after effects syndrome. 2 B fair, I dunno really wat kinda of package can substitude someone for losing a beloved one. If it exist, or not, wat can it do? Can it stop di ONLF from killing innocent civilains? Probably, I don't think so.
-
Waxaa iga buuxsantay, Fikradii aan hore u watay ee la yaabanaa beentaadii hore ee ahayd naftood hurayaasha ayaa Basbas igu shubay.basbajeebadaha kuma wataan ee waxay ku wataan rasaata ay ku gumaadaan wayaanaha ku qaba eed Dalkaaga ku iibsatay.adigoo damiir aan lahayna waxba halganka xaqa ah wax u dhimi kara.waad hurudaa ee toos.waxaanan ku bixiyey WARMOOG aan waxba ogeyn
-
Waxaan la hadlayaa naagta tidhi waa laydilay,adigu adigaaba isku markhati-furay inaad tahay dabaqoodhiyad aan dadnimo ka muuqanin, oo laga caqlibadan yahay, intaas waxaan kuugu daray inaad beenaleeey tahay waxaana kuu cadaynayaa Basbaaska aad tidhi wey igu shubeen.Waxaa geesiyada dhaartay ay dhiigooda u hurayaa
-
obviously these ppl were forced to say this, every single person sounds like a broken record, theres no1 speaking out of the truth just what they have to say by force.
wax walba way ogtahay ee malaha Dhacan walaal adigaa kuwa wax loo sheegay ku jira
guledcase 4 years ago