Qiso Naxdin Leh(mustaqbal Lumay). Part One.

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
81,770
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 12, 2010

Waa Qiso Run ah, oo ku dhacday Gabar, walashaa ah, waxey kugu soo gudbineysaa, in aad ku cibro qaadato. dhageyso labada qeyba, waxana rajeynayaa, in ay waxbadan ka badali doonto Insha Allah. http://alquran-alkarim.webs.com/

  • likes, 5 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (cabdiyare)

  • Salam:

    KU socoto Ninka video ga soo galiyey...

    Fadlan sheek sheekada meesha ay ka dhacday & meesha aad ka keentay umada hajah wareerinin,, sheekadaan kama dhicin somalia kuma dhicin gabar somali ah ee waxaa ka soo aqrisay buug masri ah, qisada waxa ay ka dhacday masar, buuga waxaa la qoray 2002.. buuga magaciisa waa (cajaladii nolashayda burburisay) (الشريطه التي حطمت حياتي)

    Fadlan waxa aad sheegayso refrence u weel umada hajahwareerin.. waa mahadsantahay...

  • @myahahah1 wcswr wb, marka hore wa salamantahay walal, aniga ma dhihin, gabar somali ah ayey qisadan ku dhacday, waana sidaad sheegtay, waxana meesha usoo galinay, in gabdhaha walalaheen ah ay ku cibro qatan.

  • ilahayoooow kaas ka qabo gabdhaha islaamka!

  • @iisho1 Aaamin ma sis

see all

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @myahahah1 gabadh muslin ah weey noqon kartaa gabadh walashaa ya yidhi gabadh somali ah ayey ku dhacday

  • aad & aad ayaad u mahad san tahay sida wacan oo aad u ga naxeyso gabdha somalida walaahi aad ayaan u nec bahay qofka xumeeyo dumarka sida eysameysay sila mid ah ayaan sameyn lahaa xitaa hadan garaneyen gaba dhaa oo waan dili lahaa qofkii xumeeyo hablaha rag ciil bey cadab ka doortaan raga waxaan u sheegi lahaa gabdha hala dhowro waa ey idin la dhashen waa ey idin dhaleen marka ka soo qad walaa shaa oo sidaas oo kale lagu sameeyay sideed noqon laheeyd

  • war kan wa biloow aniga aqaana wax aanan dhicin dadka ku shuba belo kugu dhacday war hada islaam tahay dadka beenta ka daaa

  • asc gabadhan waxaan leeyahay waxad samaysa wax uqurxuun markad ka taqalustay sidaad sheegtayba shaydaanka insha alaah ilaahay xagiisana waaxan kaga rajaynaynaa hadii an garan lahaa wan kataqalusu lahaa sida ad samaysay tankale waxan leeyahay ninkii dhintay waxad ilaahy ka heshaa waxad samayday amal keeda

  • Fake

  • shaydaan ayuu ahaay

  • iliin dheer dheera

  • @iisho1 AMEEEN YAA ALAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA­AAAH

  • @myahahah1 @myahahaha1 waa sudan baa lagu yiri hadey somali tahay iyo hadey tahay sudan waxba isma dhamaanw aa gabdh muslin ah.

  • @myahahaha1 waa sudan baa lagu yiri hadey somali tahay iyo hadey tahay sudan waxba isma dhamaanw aa gabdh muslin ah.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more