Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Somalia national anthem

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
45,329
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 15, 2008

the Somali national anthem

lyrics
============
Complete version:

S oomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daraanee
Taageera waligiinee

Idinkaa isku tooqaayoo
Idinkaa isku taamahayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Wadankiisa taam yeelyoo

Arligiinna taako ahoo
Sharcigaa isku kiin tolayoo
Luuqaddaa tuwaaxid ahoo
Kuma kala tegeysaannee

Tiro ariyoo dhaxalaa
Sidiin laydin soo tubiyoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiina idiin taliyee


Tuldo geela oo dhacanbaad
Toogasho u bareeraan
Oo ma dhilkaa dhan ee tageybaan
Ninna dhagax u tuuraynee

Qarankan hubkuu tumayoo
Toorayad dhaafaynee
Oon taar samaysan karayn
Uurkutaalo weynaayee

Hadba waxaan la taahaayoo
Toggaga ugu gayshaayoo
Nin dalkiisii cadow taaboo
U tol waayey baan ahayee

Hadba waxan la ooyaayoo
Ilmadu iiga gubataayoo
Ikhtiyaar nin loo diidoo
La addoonsadaan ahayee

Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera weligiinee

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 8 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • one allah, one nation, one day we shall rise peace to all somalis.

  • thank you MOstgreen

see all

All Comments (61)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @Bulux3 So am guessing your from Somaliland walalo . Calanka waxba kuma geysanin . Tan labaad wax waxa jira la dhoho Past . Dad wa la iska dili jiray . wa la dhiman jiray wa la is xasuqi jiray. lakin manta qofki qabyalada iyo waxas ilaahey ka fogeynaya ku jira waa qof aduun iyo akhiro khasaray . Hadda kuguma so jawabin ano caay raadsanaya laakin inaan ku shego dadka oo idil isku ra'yi ma ahan . Ilaahey Nabad hanooga dhigo dalka dadkana hakala qabojiyo Amen

  • @goldfish500 Insha Allah Indeed

  • peace in our country inshallah!

  • SOMALIA FTW!!!

  • @josefcccc YOUR MUM IS SHIT FK U DICKFACE

  • @asalsomaliland hadaawan hadii uu ku dhibaayo waa very simple haku qorin youtubeka Somali National Anthem that is all.

  • @Bulux3 subxaanalaah marka hore ilaah ku uuntay u noqo marada buluuga waxba kuuma geysan ee shaqsibaa wax kuu gaystay qof walba oo somali ah ayay calaamad u tahay maradan aad leedaha tan ethiopia aan ka jeclahay adiga somali ma tihid miyaa oo damiir in yar xataa makugu jiro miyaa inta aad caadifad darteed walaalkaa ama sokeeyahaa aad shisheeyee uga doorsaneyso walaal danbigada iyo keenaba alle ha dhaafo qof walba oo magaca ila wadaago waa walaalkey meeshuu doono haka soo jeedo

  • calankeena waligaaba nooloow allahayow ku nabad gali

  • dhuucil ado kale wan kasaa dhila ku shashee asssomali gajo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more