New Video Clip Codka Wiilka Yaa Cajalad Ku Duubta By Ali Bashiir
Loading...
84,987
Loading...
Uploader Comments (guledcase)
see all
All Comments (38)
-
coka wiilka yaa cajalad ku duubta caadi maaha
-
Daboqoodhiga dhaanto fiicanaa
-
NICE SONG
-
Codka wiilka gabdhihii ka wada hele!
-
Jigjiga Ma hometown LOViN it!!
-
Viva dhaanto <3
-
wwwwwww inaba caadi maahan
-
@sajokal20 whats your point ??
-
I know that you are brainwashed by Holywood "read this historic facts:«Again the representations of the early Puntites, or Somali people, on the Egyptian monuments, show striking resemblances to the Egyptians themselves. » : "The Wisdom of the Egyptians" By Brian Brown New York: Brentano's [1923]./According to the historian Richard Pankhurst :::"" The Egyptians sometimes called Punt land Ta-Netjeru, meaning "Land of the Gods," and considered it their place of origin." The Ethiopian Borderlands
Loading...
guledcase....sxb adoo mahadsan dhaantadan midheheeda oo dhan halkeen ka heli karaa, mase noo soo qori kartaa. Runtii aad ayay ii xiiso galisay waxaanan soo xasuustay wadankii iyo dhulkaan ku dhashay ee Jigjiga oon arko in lagu duubay video gan.
505LO 1 year ago
Codka wiilkoow cajalad yaa ku duubta codka wiilkoow (4X)
Oo gobeey sadex way guurguurtaane (4X)
Oo gobeey biyo dooxa soo galay iyo (4X)
Oo gobeey daymada caruurta ahiyo (4X)
Oo gobeey diinkuba wuu guurguurtaane (4X)
guledcase 1 year ago 4
Sidii mandad samada mood lagaa dheh sida mandad (4X)
Oo dulahaaa mari bay duryaantaaye (4X)
Markeey Diri-Dhaba ka duulaysiyo (4X)
Oo kolkay dagi bay duryaantaaye (4X)
Holiyaale heeliyaale weeyaane (4X)
guledcase 1 year ago
Hooy Barbaarteena power wayneeye (4X)
Oo sidii Goray Galabta Roob helay iyo (4X)
Oo haday Garba saar Madow dahaye (4X)
Holiyaalo heeliyaaloo weeyaanee (4X)
Oo diyaaradi marbay duryaantaaye (4X)
guledcase 1 year ago
Naa kaama Maarmi karo Marwadaydaay Malyuun (4X)
Ruuxna Kama Maarmi karo Maanka Deeqoow Maxamed (4X)
Heeliyaalo heeliyaalo weeyaane (4X)
Codka Wiilkoow Cajalad yaa ku duubta Codka wiilkoow (4X)
Oo Hablaha bilan ee bahdeena ahiyo (4X)
guledcase 1 year ago 2
@505LO waa tan axb
Fiidsan iga Fogaa Filsan luulaay halkaad? (4X)
Fiidsan iga Fogaa Faaraxaygoow halkaad? (4X)
Waa la Dhawrayaa Dhal gobeedeey Dhankaad (4X)
Wuu ku Dhawrayaa Dhaayahaygoow Qalbigu (4X)
Soo Gilgilo gacmaha adigoo Goono Qaba (4X)
Soo Gilgilo Gobboow adigoo Geenyo wada (4X)
guledcase 1 year ago 6