Waan Hubaa - Siidow. Music by iidle and Abdinur

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
10,824
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 28, 2011

Waan hubaayoo
Way hayaa jacayl
Way haleelayoo
Wuu ilaa hadhee *****
Laba heshiis ahaa
Hadday kala hadhaan
Ama ways hilmaamaan
Ama isusoo hiloobee

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ala jaceel xumaa aday hidaydu ku racade yax

  • amal ali waxan hada jooga magalo la yidha grand barie candada heestaas un ban dhagysta i wish inaan live kugu arki laha mac mac ku siin laha i love the tuune ty

  • sididow cadi matihd i wish inaan live kugu arki laha labda dhaban mac ka sin laha

  • heestan waa hees qatara qofka qadayo cadi maha

  • qofkan heesyo waba ka helay quruxdiisa

  • AMAL ALI WOW QOFKAN CADI MAHA

  • Caadi maha siidow iidle iyo yarka biyaanuuna way tumayaan laysma

    Caasiyee well done boys good job

    Waa qiiq wayne house idinsoo hambalyaynaya

  • Iidle caadi mahan guitar live ah uu baashalaya

    \

  • MR:madaale iyo bahda reer Melbourne Australia iyo inta booqashada ugu timaadaba waad maha santihiin.. halkaa kasii wada, walina waxaan idin sugeeynaa heeso haloo Cusub.. aniga iyo asxaabteeyda Reer Copenahegan Denmark.. Melboune Australia Waxaan Ula baxnay Hooyga Qaaciga Soomaaliyeed..lol. ileeny meelwaliba waa ineey Astaan lagu yaqaan leedahay ama wax u qaas ah...

  • sweet tune

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more