sheakh dr.axmed xaaji cabdiramaan islaamiyiinta somaliya waxqabadka iyo khaladaadka
Loading...
5,477
Loading...
Uploader Comments (ibrahiimkhaliil)
see all
All Comments (8)
-
raxmatullaah calayhi shekh cabdiraxmaan
-
maashaa Allaah , allaha unaxariisto sheekh Dr.axmed x.cabdaraxman .
-
ilayow u naxariiso ina lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun way naga dileen ee ilaahay ha dilo
-
alla yaa arxama raaxiim allow kuu naxariiso
Loading...
bandhigay inuu wadamada carabta bare ka noqda lacag fiicana lo shegay. lakin sheakha wuu diiday wuxuuna u soo aaday wadankisa kasoo ahaa hadafkisa. kadibna wuxuu wax ka aas aasay jaamacada bariga africa. tasuu fikradiisa ahayd asaga iyo saxiibadiisa. umadana aalha waa ku anfacay janada allah haka waraabiyo xoodka lakiin waxaa layaab leh dadki uuu usoo laabtay haday dileen? lakiin waxaa leeyahay kuwaaas naf kaliya meey dilin waxay dileen cilmi iyo caqli iyo umad oo dhan
ibrahiimkhaliil 2 months ago
@ibrahiimkhaliil sheekhu waa nin igu wayn laakin sxb fikirka jaamacada isagu malahayn, wayna ka horaysay, laakiin aad buu wax ula qabtay una garab qabtay, kii jamacad aasaasay isaguba way naga hooseeyaan hada, allow uwada naxariiso.
somalipal 2 weeks ago
@somalipal. haa walaalkey asaga ayaa lahaa kama wado ee waxaan mesha ku qoray inuu wax ka aas assay jazakallah kheyran dabcan waa iiga aqoon roontahay
ibrahiimkhaliil 1 week ago
raxmatullah sheakh dr axmed abdirahman, umada halyeey ayuu ahaa. subax aroora ayaan soo galay. netka ayaan waxaan ka arkay shekha geeridiisa. inaalillahi wa inaa ilayi raajicuun. isla markiba waxaan soo xasuustay malin aan tagay speech uu jedinaaye dr sadaq enow minnesota hadaladiisa waxaa ka mid ahaa, shekha iyo sababta somaaliya ku soo celisay iyo hadafka uu lahaa kasooo hiiiksaneeye meel dheer sheqa markuu soo dhameeyay, waxbarashi uu usoo bartay umada, ayaa waxaa loo so----
ibrahiimkhaliil 2 months ago