Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

DHACDA UGUB AH #2 - Omar Hashi Adan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
15,390
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 25, 2010

Omar Hashi Aden (Somali: Cumar Xaashi Aaden), (died 18 June 2009) was a member of the Transitional Federal Government of Somalia, eventually rising to Security Minister

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • omar hashi wax kasheegin koleey dhilaa ku dhashay dowladan hada jirta asaa dhisay taariighda somaliyana meel weeyn ayuu kaga jiraa in dadka la nabo waa wax yaabaha ilaaheey uu u gu necebyayhay waa wadani somali ala hadal qurxaana oo caqli badanaa asi goo kale aloow noo badi ammmmmiiiiiiiinnnnnnnnnnnn

  • Aun waa xigmad miiran hadalkiisa ilaa aduunyo gadoon ma sidaan uunbaan ahaan doonaa??

  • Odaga Allah ha u naxariisto Laakin waxuu Dhintey Isagoo hogaaminaya Ciidamada Ethiopia ee uu la dagalamey Waxaan Filaa Taas waxa ku qasbey in aan wada garan karno waana Alshabab..Dabcan Cali Geedi Iyo C.Yusufna asaga uun bey lamid yihin Sabatoo ah Alshabab ayaa Ka soo horjeday.. Manata Dowlada Shariif Iyo Amisom waxey Dagaalo ku qaadan Goobihii Uu Cali geedi Horey U sheegay Waa maxay sababtu ..sababtu Waa Alshabab.. Gedina Shababkas buu la dirirsanaa Ee Shacab uma dan laheyn..!!

  • ALLAYARXAM WUXUU AHAA GEESI SOOMAALIYEED GACAN CADAW OO KA GARDARAN AYAA DHISAY ILAAHEY MEESHUU UGU TALO GALAY AYUU JOOGAA

    Halgan dhaawac loogama hakado, dhimasho yeelkeede...

  • cuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuma­r.xashii.sow tii shabaab luuuuuuumiyen toolow muxu ka hadlaaya.goooooooooooooooooooo­ooood by waxad ahaay ba

  • ilaah ha unaxariistee col cumar xaashi aadan waxuu ahaa siyaasi weyn

    marka uu wariyuhu wii diiyay shabaab eebe ha u naxariistee

    col cumar wuu dhoola cadeeyay taas oo micnaheeda u eg tahay in

    uu col neylku o gaa kooxda qawaarijta shayaadiinta ah

    ee dadkii halaagay

    waxa aay soo wadaan kooxda qawaarijta shayaadiin

    ah waa ma siibo somaliya soo wajahday

  • war ninkaan iyo Muwaadin waa kaaf iyo kala dheeri isaga iyo Shariifka ayaa dhibaatadaan u horseeday Somalia qaas reer muqdisho oo Qorshihii Ethopia ee wadi weysay loo soo dhiibay marka ragaan warkooda iska daaya ee wax kale noo sheega waad mahadsan tihin

  • Ninkan muwadin ayuu ahaa maxey alshabaab u qarxiyeen waa suaal? WAXEYNA KU SHEEGEEN IN UU YAHAY ...

  • AUN

  • AUN, Omar hashi was the hero of the last decade,

    let them watch those who was assassinated him this tremendous video,

    THNKS KEYDMEDIA

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more