Somali song: Fatima Abdillahi Maandeeq
Top Comments
All Comments (169)
-
You beaut! Love you ayeeyo <3
-
Si wanaagsan uga bogo meesha qoraalkaa aan ku qoray,Anigu maan odhan Musik gan waa reer xamar,Waa qaraami ka soo jeeda hargeysa iyo qurxdii faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq,maba garanyo meesha aan ku qoray Musigan waa reer xamar,Malaha waad igu riyootay.
-
@Duqsi i just asked my mom she said this song was in the radio all the time..and this is not reer xamar music...and people loved reer xamar music...there was no racism in somalia...all types of music was played including arabic and italian...if you consider this reer xamar music you definitely did not live in mugadishu lol viva all somali music
-
maan sha alaah waxaan baalagaa yiraahdaa heesmansha laah maandeeq waxay aheed fanaanad caana walh heestaan waxaa lagayaaba dadbadan in ay dhahaa hees ma ha lkn qof kii wasdani ah uu dareemayaa inay tahay wadani
-
Maandeeq waxay isku heshay Qurux& cod aad umacaan!!
-
kkk hees qaaliya iga dheh
-
FYI, this song is called Raaxeeye Burcaawi. its classic and priceless
-
I'm taking issue with the asshole who called this beautiful, talented artist TIMIRI JABTAY, ur mother needs to make u eat soap to clean ur mouth.
Yasalaam....mandeeq she got that iconic voice.....she is true somali legend....an absolute treasure
Mohraaso 1 year ago 5
heesaha macaan iyo muusika iyo codkaa i dilay, habka socodka hanaanka luuqaynta, bello ku degtay may qabar sanaaciga bartaan dayaxa haku tagaane.
xariire 2 years ago 3