wa hees kale oo aad u macaan ayna kuwad luqeynayaan labad fanaan ee codka dahabiga dhool & Amoore labada fanaan wab isku haystaan= Love Is in the Air lol
Amino Dhool never disappoints me.. Qurux iyo qeeymo iyo Cod macaan beey iskudarsatay.. no one dances like she does. Ciyaarteedaan Jeclahay walahi... Horta Amino fanka markeey soo gashay saan beey ucayilneed dib beey iskacaateesay markaaseey quruxdii qurux kudarsatay ee hada maxaa gadaal usoo celiyey macunto karin beey kulaabatay ... I love her regardless her weight walahi....
naftaan kuu heelanoo haraadan aawadaa hab dheh wadnaheyga oo halkaa maad iigu qaban inaba caadi maaha heesta erayadeyda nice song
cayderuus 1 month ago
Amino Dhool never disappoints me.. Qurux iyo qeeymo iyo Cod macaan beey iskudarsatay.. no one dances like she does. Ciyaarteedaan Jeclahay walahi... Horta Amino fanka markeey soo gashay saan beey ucayilneed dib beey iskacaateesay markaaseey quruxdii qurux kudarsatay ee hada maxaa gadaal usoo celiyey macunto karin beey kulaabatay ... I love her regardless her weight walahi....
Truthteller872 1 month ago
wooow nice song amino dhool umaaac axsan heees mohmed amoore xidigaha fanka somaaliyeed alaha idin deesto amiin amiin
Suhaama 2 months ago