Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Loading...

Sign in or sign up now!
55,492
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 14, 2009

40 guuradii ka soo wareegtay dilkii madaxweynihii Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku aadaneyd 15 Octoobar sannadkii 1996.

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (126)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @samana1fromsomalia

    Omar Mahamud, Ciise Mahamud and Cisman Mahamud are from Mahamud Saleeban, thus they have the last name Mahamud, like their father.

    Ali Saleeban is the brother of Mahamud Saleeban, and their other brothers include Ugaar Saleeban, Muuse Saleeban, Aden Saleeban etc.

  • dowladdii musuq-maasuqa lagu sheegi jiray ama aheeydba cabdirisaaq xaaji xuseen wuu cadeeyay inay sidaas aheeyd, oo wuxuu sheegay in lagacago la siinayay mucaaradkii, sida dowladda shariif oo kale, nolol militariga ka horeysay waa xaqiiqo arinkaasi, eedaha milatarigu waa qaarna waa run qaarna waa la siyaasadeeya, laakin dadka shacabkaa waa ku diirsadeen, waxaana la oran karaa dalka way xoreeyeen, dulinimana waa ka bexeen shacabku oo militarigii waa dadaalay

  • doorashooyin lagu shubtay awgeed ayuu udhintay oo goboladda uu ka soo jeedo ka dhacay, waxaana dilay jifadiisa

    taariikhda way qariyaan reer ciddiisu, ninkan cabdirisaaq xaaji xuseen wuu ogyahay wuuna qarinayaa,

  • shukuur madaxweyneyaasha qaar waxaa lagu amaaney leeyihiin oo taariikhda ugasha. Afweyne maxaa lagu qori doonaa taariikhdiisa? waxaa lagu qori doonaa inuu dagaal qaadey socdey laba sano hanti farabadana somali ku weydey iyo waliba kumanaan askar iyo dadweyneba ah. waxaa lagu xasuusan doonaa guuldaradii iyo sumcad xumadii uu somali usoo hoyiyey 1978. waxaa lagu xasuusan doonaa xasuuqu ugeystay shacabkiisa iyo waliba isagoo qaadi doona masuuliyada burburka qaranka oo ah goosashada somaliland .

  • Danta Dalka ayaa ku jidhay dhimashadii C/Rashiid sabatu waxay tahay wadanku is qabqabsi siyasadeed iyo musuq maasuq kama baxeen horumar na kuma tilaabsaden. Thanks to President HH M Siyad and his socialisim system la wareegidii aya la wareegeen hoganka wadanka. Waxay meesha ka saareen musuqmaasuqii, kala sareysiintii qabail ka Somaliyeed ee ragaadisay wadanka tan iyo intii xornimada la qaatay.Might Alahg bless him, With out him Somalia w'd go back in the hands of the clonial like it did today.

  • war been ha sheegin adiga diley oo ka danbeeyey oo mucaarad ahaa xisbi ka furtey meeshi dabka la oran jirey sanandkaas baan galayey secondry ee cabdirisaq xaji haddana ku dar omer abdirashid prime minister sh sharif is raaci wiilka iyo aabihiis waxax aabihi qqabiley jhon f kenedy wiilkuna omer waxa uu la kulmaya obama

  • war been ha sheegin adiga diley oo  ka danbeeyey oo mucaarad ahaa xisbi ka furtey meeshi dabka la oran jirey sanandkaas baan galayey secondry

  • war been ha sheegin adiga diley oo ka danbeeyey

  • @samana1fromsomalia ..■Cumar Maxamud ■Cisman Maxamu ■Cise Maxamud

    ■Xarire Maxamud and ■ Nux Maxamud= Maxamud Saleeban....

  • ■Cumar Maxamud■Cisman Maxamud..■Cise Maxamud

    ■Xarire Maxamud and ■nux Maxamud=■Maxamud Saleeban

    ■Ismacil Saleeban,■Ali Saleeban, and ■Ugadh Saleeban is the brother of mohamud suleiman... list goes on...all the to darood ismaeil

View all Comments »
Loading...

0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more