Sh Omar Dirir Muctabirka Hargaysa. Nimcada P1

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
41,844
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 18, 2008

Sh Mohamed Omar Dirir muctabirka islamiga ee Magalada Hargaysa ee Somaliland oo ku sabsan Nimcada ilaahay

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Frankie 3005 waryaa kalab baad tahay wasaq ah .diinta islaamka ma ahan diin argagixiso ah waa islaamku waa diin nabad galyo waa diin naxariis iyo jaceel ,wasaq yahoow diinta islaamka adiga iyo nocaada waxba kama sheegi karo Mother facker doggggggggggggggggg

  • Subxanalaah @ Frankie3005 Allaha ku soo hadeeyo waad dhunsatahaye walal amiin sheydaan ba ku duufsaday walal ee alle u noqo haku caasinin allahi ku abuurey nafta kugu abuuray walal nimcada uu alle kusiiyey lama soo koobi karro ee alle u noqo towbada weey furantahay mar walba waana mid naxariista oo danbi dhaafa ee walaloow inta aad nooshahay towbad keen hadii kale hadal xumida nagala dhex bax thanks

  • @MUSLIMAHLOVELY. Yuhuudda iyo Carabtaba waxa ka dhigaya dad xun waa diimaha ay aaminsan yihiin. Islamku wuxuu ku dhisan yahay cunsuriyad, dil, argagaxisnimo iyo in la necbaado inta aan Carab iyo Muslim ahayn ay u qabaan. Diinta Yuhuuduna sidoo kale. Laakiin Yuhuudu waxay ku roonyihiin nacaybkooda iyo xumaantooda ku quran kitaabkooda lama doontaan kumana khasbaan Caalamka. Laakiin Islaamku wuxuu doonayaa inuu xumaantisa ku bahiyo caalamk

  • @frankie3005 ..heheheh mayya yahuud iyo zionist wa kala duwanyahin .. yahuda wa deen lakin ziontiga wa movement oo ka hor imanayso dadka kale (colore) ,wa cunsuriyad ,lakin wa run way haystaan youtube xitta wa nin rusian yahudi ah .wana run inay isku dayen dhaqala daimandka brandka hollywood.media,u name it way haystaan reaserch samey .lakin yahud ma wada xuma . dadka wanagsan way ku jiran .

  • UXIBUKA FILAAAAAAAAAAAAH

  • am proud to be a muslim thanks to alah

  • masha'alaah

  • koool i like thiz vid

  • hhhhhhhhh

  • masha alaah waxaa wax lagu farxo ah in qof diinta yaqana misana afsomali ku hadlaya uu dadka muslimiinta ee somalida ah wax faham siiyo hadana sidaan dhamaan idiin shegayo sheeku wuxuu dhawaan imanayaa canada iyo wadama reer galbeedka ee europe ee waxaan idinkula talinayaa ka faaidaysta oo ku dadaala camalka wanaagsan ee saalaxa ah.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more