Waxa ay cajaladani u tahay xusuus waxa ala wixii maryo alool ah
waataa xaaskii ina cigaal wasiirkii kharajigu wuxuu diidi kari wayey bilada ka as qada ah ee fran siis ku haysto hadii ay cajaladani u jeedeedu ahayd in lacag lagaga dawar sado aduunka
Talabad anigu an ku tilmaamo, meeshan waa youtube ee maaha qol xaaranki ad duliyaysateen e paltalk ee sameecada la isdaba qabsanaayay adeer ama cilmi ka korodhso ama wixii ra'iyigaaga ah un ka dhiibo waanay ahayn afkaaga iska xidho.
Adeer malaha af somaliga kugu yar ee horta sida loo qoro soomaliga iyo fahankiisa soo korodhso. teeda kale salaad wakhtigeedi tagay oo waa hore la tukaday ayad wax naga waydiinaysa adeer islaanta malah isku habar bad ahayden oo inti ba ku damqatay. Diintana adon aqoon u lahayn ha isku dayin dad kaaga cilmi badan in ad kula muranto ee aayar danahaaga raac.
Adna Adan waxay caawisaa hooyooyinka muslimka ah, cubitaal ay ku dhalaan ayay u dhistay, dumar ka umuliyana way u tababartay intay gidaaradaa ku dhali lahaayeen
waana qof mulim ah oo xajiday xiitaa.. ee ale ka baqo oo iskadaa qiirada caantaynka ah.
waad xanuusanaysaa. ee xabashidaada iskala joog diridhaba. waxaad iska dhigaysaa inaad diinta u qiiroonaysid hadana ruux muslim ah ayaad ku tuhmaysaa in ay gaalad tahay. ilaahay u toobad keen.
nabiga ayaa yidhi calayhi salaatu wasalaam "qofkii qof muslim ag gaaleeyaa, isaga ayaa gaaloobay".. ilaahay towbada ha ina wada waafajiyo..
Waa cawro gabadh muslim ah oo debeda la soo dhigay waxaana debeda soo dhigay ninka youtube soo geliyey. Edna Adan nin journalist ah bay dhakhtarka tustay laakiin may soo glein youtube. Si loo joojiyo waxaad taabataan halka flag ku qorantay, ka dibna maamulka youtube baa ka saarayee.
are you pple blonde this women cleary violates the rights ofthe new born
she say shit it
shit it
subhaanallah is that how muslims wlc each other to this world
Digaale 1 year ago
Waxa ay cajaladani u tahay xusuus waxa ala wixii maryo alool ah
waataa xaaskii ina cigaal wasiirkii kharajigu wuxuu diidi kari wayey bilada ka as qada ah ee fran siis ku haysto hadii ay cajaladani u jeedeedu ahayd in lacag lagaga dawar sado aduunka
waxay ku tusay sain
Digaale 1 year ago
cadadley MESHA KA SAAR CAJALKA ILAHAY CEEBTADA MA ASTUREE ILAHAY KU CEBEYEE
KAMANEFISO 2 years ago
ok this is the first time i have ever seen a baby being born...what a miracle mashallah!
saynab88 2 years ago
looooooool.
ok walaal.
ilaahay ha kuu denbi dhaafo. astaaqfurulaah
Khadab 2 years ago
Talabad anigu an ku tilmaamo, meeshan waa youtube ee maaha qol xaaranki ad duliyaysateen e paltalk ee sameecada la isdaba qabsanaayay adeer ama cilmi ka korodhso ama wixii ra'iyigaaga ah un ka dhiibo waanay ahayn afkaaga iska xidho.
ethdiredawa 2 years ago
Adeer malaha af somaliga kugu yar ee horta sida loo qoro soomaliga iyo fahankiisa soo korodhso. teeda kale salaad wakhtigeedi tagay oo waa hore la tukaday ayad wax naga waydiinaysa adeer islaanta malah isku habar bad ahayden oo inti ba ku damqatay. Diintana adon aqoon u lahayn ha isku dayin dad kaaga cilmi badan in ad kula muranto ee aayar danahaaga raac.
ethdiredawa 2 years ago
Adna Adan waxay caawisaa hooyooyinka muslimka ah, cubitaal ay ku dhalaan ayay u dhistay, dumar ka umuliyana way u tababartay intay gidaaradaa ku dhali lahaayeen
waana qof mulim ah oo xajiday xiitaa.. ee ale ka baqo oo iskadaa qiirada caantaynka ah.
Khadab 2 years ago
waad xanuusanaysaa. ee xabashidaada iskala joog diridhaba. waxaad iska dhigaysaa inaad diinta u qiiroonaysid hadana ruux muslim ah ayaad ku tuhmaysaa in ay gaalad tahay. ilaahay u toobad keen.
nabiga ayaa yidhi calayhi salaatu wasalaam "qofkii qof muslim ag gaaleeyaa, isaga ayaa gaaloobay".. ilaahay towbada ha ina wada waafajiyo..
Khadab 2 years ago
Waa cawro gabadh muslim ah oo debeda la soo dhigay waxaana debeda soo dhigay ninka youtube soo geliyey. Edna Adan nin journalist ah bay dhakhtarka tustay laakiin may soo glein youtube. Si loo joojiyo waxaad taabataan halka flag ku qorantay, ka dibna maamulka youtube baa ka saarayee.
FrealanceCamera 2 years ago