saalax qasim iyo khadra daahir
Loading...
27,695
Loading...
Uploader Comments (craxmaan10)
see all
All Comments (22)
-
Yaa Salaam In Badan Baan Raadiyay Heestan Thnx Craxmaan10
-
Kaban sidaas ayaa loo garaaca ama waa layska daacaya jeego ka waran sxb
-
Salaax, you inspire, educated and appeal to the deepest feelings, but stone absorbs no a wisdom. I am sorry!
-
cududaan dugansanyiyo cadowgayga wiilkii iga caabiyaayow
haduu heeryo culusiyo kugu rarrey cirkaa waayen ciiduu ii xambaarshee.
naftan la la caraabee caqligeedi la la tagey miyey cabasho kaa biin. from HARGEISA SOMALILAND
-
caashaqaga awgii ciraa soo rogmadey cidhif dhulku cararye soo qabo. calmataye waxba ha cunin cidalana ku nool wakaa igu cabiiidshee
igu ciirtay taladiyo aynu wada cawayneee bal calaf ha isku keensimo
-
Wwwwe
Loading...
Craxmaan10, hees ayaan doondoonaah. Mahayo magaca heesta, laakiinse waxaan hayaah midhaha. "Aayatiin ku waar....Aayatiin ku waar." Nin yar oo agoon ah baan ahaa walaal kolkaa Eedaday baa heestaah iigu heesi jirtay. Marka xusuus gaar ah bay igu leedahay. Walaal handii aad heysid heestan ama magaceed ii soo sheeg. Mahadsanid.
Kaynaaan 2 months ago
@Kaynaaan
walaal waan isku dayi inaan helo hestan. adaa mudan sxb.
craxmaan10 2 months ago
this a beautiful song and the singer is bright artist, only he doesn't have people. his nation is a nation of idiots. It is a sad fact and at the same time a fortunate that such a gifted artist emerges amongst them. Only he would know is anguish and sorrows. Saalax, I wish you a long life and a lasting happiness.
Kaynaaan 2 months ago
@Kaynaaan
Thanks walal. u r very positive person n well said.
craxmaan10 1 month ago
yaasalaam saalax qaasim naasim naaji i love you,sweeet voice mar walbaaaaaa
ugass88 3 months ago
@ugass88
caadi maha saalax qaasim.
craxmaan10 3 months ago