JEEGO - Ma Muujiyee - Nairobi, Kenya

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
18,039
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 25, 2011

http://www.soomaalo.com
Xaflad aad loo soo agaasimay oo ka dhacday Magaalada Nairobi, Kenya ayaa waxaa ka heesayay Fanaaniinta reer Londo Jeego, King Khaalid iyo Farayare.
Heestan waxaa qaadaya Fanaanka da'da yar ee codka macaan ee loogu yeero Xidiggi Yurub waa Jeego. Jeego wuxuu fanka kusoo jiray in badan waana fanaan ku dayasho mudan ahna nin dabeecad wanaagsan oo dhaqan haboon.

Soomaalo Concerts ayaa ka mid ah websiteka Dhallinyarada ee Soomaalo waana qeybta xafladaha iyo Madadaalada. Waxaana soo saara SMO.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhaqankii goorma laga tagay, xishood maad u hiilisan, habloow Alle maaka yaabtaan, Ragoow Akhiro miyaad ilaawdeen? Ina lilaalahi wa inaa ilaahi raajucuun, club-yada ku yaal Uerope iyo U.S.A maxay dhantaaaaaaa sidaaaaaan?

  • Tintaa feedan iyo garabkaa qaawan aaqiro sidee loo gali doonaa

    hadii an laga towbad keenin !!!!!!!!!!!!?????????????

    cadaaaam aya kuu dambeyso

  • @spga2000 ok i got u

  • @yshinio missrepidchelseaallday iigu wac yah

  • @MisssISAAQ kilkilahaas anagaa rabno meeshaas haddii mar lagu gelin lahaa sidaas ma u hadasheen teeda kale badow damiin ah inaad tahay afkaaga ku sheegay ZAYNAB LABA DHAGAX gabdhaha soo kacay agteeda ma imaan karaan dhan walba ee soo baro dumarka

  • AKHAAS ZAYNAB LABA DHAGAX KALAKILOOYIN BARUURA MEESHA DHIIGEYSA UUUUUUX NAA XISHOO CARUURTADA BA GUURDOON EH HABAR YAHAY ISKU NOQO

  • the lady wearing chelsea jersery to a party...funny

  • nice

    

  • shame on oh you Muslims :(

  • OO gorma saan loo waashay.??

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more