Arooska Abwaan Abdisamiic Hassan Iyo Zamazam Mohamed Abdi
Uploader Comments (xargaga1)
All Comments (35)
-
mashallah mashallah, kama falanyn arooskan halkan aad iyo aad baan ugu faraxsanahay waa cabdisamiic xassan boobe iyo zamzam In Nairobi, Kenya @ KICC
-
@hibo271 ka waran hadaan anigu kuu soo gabado abaayo
-
i love it i will play this song when i get marry inshallha
-
maasha allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah woooooow inantu qurux.com
waan idiin hambalyaynayaa aroos dhulbahantoow dhaayahaygoow dhaladkii siciidoow isku waara ayaan idin leeyahay iminka dabcan ciyaal waad isu ledihin arosokinu waa wakhti hore noolaada.
-
woow aroosyada lascanood kadhaca wlhy yurub kama dhacan hotelada lagu tumaa habeen dhawy ayaan katumaynay aroos viva hablaha reer laascanode quruxda badan
-
Abdi saamicii, reeer Laaascanood, ninkii badoowga ahaa waa ilbaxay..
-
Shanta ilma Daarood inanka u yadh baan ahay
ismigeygu waa Yuusuf, Awrtable yaase owlaa, VIVA DHULOOS
-
waaw waa aroos qurxan lascanod ala hablo qurqurux badan arooska ilahy isku kiin khayr amiin
mr xargaga1 waan ku salamaya fadlan ma ii sheegi kartaa nin ka gabyaya magaciisa iyo meesha aan ka heli karo gabayadiisa mahadsanid
sheegoow1211 3 weeks ago
@sheegoow1211
SXB ninka gabyayaa waa wiilka arooska ah laftiisa.wuxuuna joogaa Columbus,Ohio
xargaga1 1 week ago in playlist Uploaded videos