Maansadan oo xambaarsan fariin qaaliya iyo farshannimo heer sare. Sida ka muuqata waxa lagu qabtay madasha Tv-fiiga Djabuuti oo lagu casuumay suugaan yahano badan.
Ibrahim {AHUN} waxa uu cadeeyey inuu fariintani ay tallo u ahayd aasaasayaashii Somaliland ka dib markii carigaa dagaalo xun oo qadhaadh uu soo maray, tabasho badanina jirtey oo xaga Jabuuti ahayd iyo midawgii ay 60-kii koonfur lamidoobeen ba. Waa taariikh, tallo iyo tusaale. Iyo duco uu ku khatimay.
R.I.P.
MrRamaale 6 months ago
Kaan tuurta lehe ee ilka qor qorankaa muxu hadrawi ka egaya? KKKK
GUJIIZ 10 months ago
Ibrahim Gadhle Alle ha u naxariiste waxa uu ahaa abwaan qiimo leh oo ka baxay
Geeska Africa oo mudo dheer la xusuusan doono murtidisa iyo majaajiladiisa
DR M abib
abibosman1 11 months ago
Tres grande poete de tout les temps. K allah l accueille dans son paradis
samaleh1985 1 year ago
ibraahim gadhke ilaahaynaxariistii jano haka waraabiyo w=runtii waa gabay aad u qiimo badan oo ay ka yaabeen abwaaniiniintii waa weynaa ee mesha fadhiya kana hadlaya wax culus oo murtile lana hadlaya dadka iyo dalka
100jire 1 year ago
ya salaaam. allah arxamu!
djdalmar 1 year ago
iaahoow kuu naxariiso geesi ayuu ahaa dal iyo dadba u hiiliyay soo suugaantiisu marwalba garab taagnayd halgankii dibuxorayn qaran
indhacolle 1 year ago
ilahay ha u naxaristo libaax xan
01Stunna01 1 year ago
Ibraahim Gadhle.... A legend
psIronman 2 years ago
Ibrahim Gadhle iyo Hassan Elmi (AHUN) labadaba....Amin.
nodnolboy 2 years ago