professor Gaariye, waa nin sugaan dhaadhi ah, oo ay aad u yar tahay in la helo qof isaga oo kale ah iskuna darsaday, academec-nimo iyo sugaan yahanimo. isaga oo cilmiyeeya suugaanta soomaaliyeed. Mar kaliya ka jeesan maysid intaa uu hadlayo, Ilaahaw caafimad camal saalix ah iyo cimri dherer sii, kana yeel mid ay ka faa'iidaysato oo u aydo ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto. Aamiin............. aamiin.................. aamiin.
Runtii waa ruux ilaaheey kumaneeystay xixmad iyo aqoon badan waana ruux garankara gabayga uu tirinayo sawirka kadanbeeya .
Waxaana wanaagsan in marka uu fanaan heesayo ama gabyaagu gabay tirinaayo ineey kuu muuqankarto oo aad maskaxdaadu sawiri karto qaabdhaca erayada. waxaan iyana muhiim ah oo soomaalida wax weey u arag waxa layiraahdo laxanka, oo ah qaabka loo dhigaayo ama loogu dhawaaqaayo ereyada oo isna uyeela dhadhan wanaagsan oo soo jiita dhagaha ruuxa dhageeysanaya markaa . maasha allah
doogsade 3 months ago
qaarbaaba waxay kahadlayaan labiskiisa iyo sida uu u doonayo inuu wax u fahamsiiyo
KAAF IYO KALA DHEERI
faqashwase 1 year ago
professor Gaariye, waa nin sugaan dhaadhi ah, oo ay aad u yar tahay in la helo qof isaga oo kale ah iskuna darsaday, academec-nimo iyo sugaan yahanimo. isaga oo cilmiyeeya suugaanta soomaaliyeed. Mar kaliya ka jeesan maysid intaa uu hadlayo, Ilaahaw caafimad camal saalix ah iyo cimri dherer sii, kana yeel mid ay ka faa'iidaysato oo u aydo ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto. Aamiin............. aamiin.................. aamiin.
Samatar85 1 year ago
@baaruud99
baaruud99 1 year ago
abwaan gaariye aabaha afsoomaliga weeye laaakin dadka uu isleeyahay wax fahansii waa dad ku koray qurbo oo way yaaban yihiin ma fahmi karaan abwaan
markaa waa in turjumaano loo sameeyaa looooooooooooooolz
baaruud99 1 year ago