Loading...
Uploaded by allsomali24 on Sep 27, 2010
Heesta Cusub ee Dastuurka - waxaana Qaadaya Al-ustaad Axmed Naaji iyo Kooxdiisa... Allsomali24.com
Music
Standard YouTube License
waad mahadsantaahay ustaad axmad naaji dadaalkaaga faraha badan alleh hakaa abaal mariyo adigiyo kooxdaada waxaad tihiin very inspiring legend
arale141 3 days ago
wow i liked cz they r tolkiing about somali dastuuurkeetka
yuuussuuuf1 8 months ago
maasha alaah waa hees aad u fiican waaaaaaw war soomaalay fanaanintii iyo abwaanadii kuli waa idin la hadleen ee maad wax maqashaan maxaa dhagaha idin ka xiray. hoooy hooooooooy soomaalay wax maqla intay goori goor taahy
soomaaliweyn4life 10 months ago
Sxb Heestanu waa fiicnayd. Nasiib daro, waxaa ka hallaysan CODKA! Wax laga maqlaayo ma lahan haba yaraatee!... Haddii aad hagaajin karto bal inoo suubi, haddii Eebbe idmo.
tifaftirre 1 year ago
Diinta Islaanka Ku saleysan Ban doneyaa....Daacad iyo walaanimaan doneyaa on doneyaa....Dastuur dalka hoormartiisa iyo umadda u daneeya aan doneyaa on doneyaa..Allow dalkenoo nabad nabad ah..Allow nagaa dulqaad colaadoo..Ameen..Allow degaanka an kasoqaxniow Allow dib nagucaliyee..Ameen..Allow naga ajiibow Ameen Ameen
Fardi24 1 year ago
qabyaaladu waa cudur, lays qaad siiyo hadan intii ka fayoobaydna way qaadeen alla how sahlo somali
qalaaye20 1 year ago
asc caadi ma ahaa waan jeclahay fanaankaan waa nin culus wadani ah
raaaxeye 1 year ago
Load more suggestions