Gabaygii Wacdi
Loading...
171,162
Loading...
Top Comments
see all
All Comments (85)
-
waan taageersanahay abwaanka qaaliga ah ee soomaaliyeed waxa uuna kagabyaa waxa jira oo kusaabsan aakhiro iyo aduunba
-
long live somaliland
-
masha allah adeer jamc kadiye
-
Axsan abwaan jaamac kediye wad nawanisay alle haku dhowro abwankeyga !
-
Fantastic Gabay Iga dheh .....Caaadi maahan Jama Kediye
-
Caaadi Maahan Gabaygan......Abwaan Jama Kediye...Wuxuu ina Xasuusinayaa Akhiro...
-
waa runtaa xikmada alaa bixiya
-
@magabade01 check your spelling i think you better of your somali language lolz
-
walee haduu gobyaa jiro waa ninkan muxuu xaqiiqada kahadlay
ilahaw cimrigaaga kuu raaji kaama maarano adoo kale e.
-
maansha allah walee gobyaa haduu jiro waa ninkan xaqiiqdii ,muxuu run sheegay
Loading...
Absolutely beautiful Gabay. I like him, he talks about peace all the time.He is a real Somali old man. Elders should put peace pillars on the ground not tell who is better qabiil then the other. I wish all Somali old men would preach peace like he does so the rest of the country would be in peace by now. peace and love 4 all.
maandeeq7 2 years ago 14
waa nin weyn
waa abwaaan
waa nin la yaqaan
waa nin wanaag sheegayah
why u cayneysaa? qalbigiisaa maa dalacaneysaa??
abtigaa war ninkaaga hawiye fasax isii ma danbibaa ?? soo ilaahay isku barta oo isugu gar gaara ma oran? abshirmo ilaahay u dhaaf qalbigiisa bashimihiisana rumeee!!
abtigaaa hadalkuu ku dhahay waa amintay kuu hada ku leeyahay waa diidey sababta noo sheeg ??
please xumaan ma iga aha waa iga sixid iyo wlaaltinimo
qabiiiiiiilka sida xun loo isticmaalayo iska dhaafa
dhiiga 3 years ago 12