Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Heeska Calanka

Loading...

Sign in or sign up now!
33,872
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 28, 2010

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED

Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama.

Erayada/ Miraha Heesta

Calankii sareeyee
rabbigay na siiyee
lixdankii la saaroow

samahaaga calanyohow
waataan sanadda badan
sidka dhalay ku maaloo
dadka ugu saraynee

inkastoo sursuur iyo
salow iyo colaad iyo
mudo saxal ku soo maray
ma samrine sedkaygoow

rabbi waxaan ka sugayaa
sidaad beri ahayd iyo
sumacadaadi waa hore
ku soo noqoto sebenkaad
dayax guudkii saarayd

oo soomaali toostaa
gacmaha isa saaraan
oo sidigti maandeeq
sama loo wadaagaa

saatir aan ku mahadshoo
adoon siigo kugu ool
aan kaa eegto samadee
calanyohow surrow oo
weligaaba saarow
Aamiin, Aamiin,
rabbi saxarka kaa qaad

Sumaddaan lahaynoow
allow aadan siganoo
cadow layga kaa siin

sagal iyo daruuroow
sahan noo maqnaayoon
ku sugeyney khayr iyo
saadaal barwaaqoow

inkastoon samaanadan
siigaan sidoodii
salow yaacnay badankeen
ma samrine sedkaygoow

rabbi waxaan ka sugayaa
shacabkii salkacu galay
inay soo noqdaanoo
ay sabad barwaaqaa
Soorta ay wadaagaan

wixi soof la kala dhacay
laysu saamaxaayoo
sebigiyo agoomaha
sama loo daryeelaa

saatir aan ku mahadshoo
adoon siigo kuugu ool
kaa eegto samadee
calanyohow surroow oo
weligaaba saaroow
rabbi saxarka kaa qaad
Aamiin, Aamiin,
rabbi saxarka kaa qaad

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @ayalla09999 siilka habartaa ayaa somaliland layiraahdaa miyaa waryaa anaku meel ay kutaalo manaqaanee xoog maad nagu baree boonyahow boonku dhalay somalia meel ay ku taalo waa layaqaane somaliland iyo waxa duligaa oo aad lawareegee warya laidin garacaa adinka markaan anaku soo kala baxno sidii aad somalinimada uga baxdeen markii laidin garacay ayaa hadane laidin garaca oo laidinku soo celinaa

  • wax somlia la yidhaa wakhti ayay jiri jirtay hadana ma jirto way dhaamtay ee wixi eurpe iyo amrcia galayna caydhaa iska jaqa wixi kalena somaliland ayaa qoxonti ahan u qadnaysa ..iyo jabuti ....calnkan bluga ahna horaa lo yidhi kab iyo xaarked waa la isla tuuraa ee wakase siilki hoydiin geeya

  • djabouti diday somaliland xasuuqyay nfd diiday

    somaligalbeed doonimayaan koonfur alaah umaqan

    waxaan katac sidaynataayaa suldaan timacade iyo

    ninkii sameey sorry baan leeyahay qurux diisii buu

    kuqaday viva somaliland

  • somali waliged ma hishiineyso hala iga qor taas in xoog lagu wado mahane hishiid maba yaqaanaan dhamaan

    hadaba waxaa isku hesataan wax micna daro ah mawadan ayaad ku hishiineysan jubutina waa lahaya mahane waa somali lee(ALLHA HA U KEEENO WAX KAXOOGBADAN OO NABADA BARO)

  • @goonfartankiixalay ha igu qasbin midnimo  ma rabo jabuutiba way tashatey waana somali. hadii aan tashadey . maxaa meesha keenay somali neceyb

  • @dhuungal waryaa af mishaar baa tahay sariirtaada was ee af mishaar nimada igala tag suaala heeyga na mar dambe ha ka soo jawaabin

  • @goonfartankiixalay  calanka bluega ah halkii laga taagey ee lahayd waa anaga wanan idiin dayney ee bal wax ku fala . adigu naag ayaad tahey naagaha sariirta ayaan kula hadlaaa soo uunsi saaariirta iskeeen mar danbena waxba ha ii soo qorin

  • @goonfartankiixalay Al Shabaab na waa waxa aduunka dhibaatada ku haayo ee Soomaliyana ka gubay. Idinkaana ka kow eh. Maxaa shaqsi u leedahay. Shaqsi ma ahan

  • @dhuungal Ma hadaa daah is saar saareysaa adigoo iidoor eh waa lidin yaqaana waxa tihiin. Waxa Soomaliya na problemka ka haayo idinka waaye. Calanka baluuga maa ka ooneesa. Wuu kuu soo socdaa calankaas. Ha sugi waanin

  • @goonfartankiixalay tooos waad hurudaaye maatadii reer koonfureedku waa jogaan anigu sida puq land ma layno

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more