heestan waxa sameye nin la yidhado Cabdi Dhere oo ka mid aha security-gii Ina Dafle Wakhtigi dawladi somalia jirtay Wuxu aha Sida la sheegay Head of security-wuxuna ka gadhay darajo sare Hadana wuxu ku suganyahay Hargaysa ............Heestuna wuxu uu tiray Ina dafle oo wakhti dambe lays Af-Garan wayaye.....wa hees Murti badan ku jirto Waxanad ka dhex arkaysa sida UU shaqadisa Heegan uu ugu aha oo wakhti badan iyo dano badano oo gar ah kaga lumiin..Wuxuna kaso jeeda deganka Ceerigabo..
aduunba aaa wax.....anba dibada jilaal xiliyadan isdhalan rogay dhibta kaa ilaashee
barwaaqo36 2 weeks ago
heestan waxa sameye nin la yidhado Cabdi Dhere oo ka mid aha security-gii Ina Dafle Wakhtigi dawladi somalia jirtay Wuxu aha Sida la sheegay Head of security-wuxuna ka gadhay darajo sare Hadana wuxu ku suganyahay Hargaysa ............Heestuna wuxu uu tiray Ina dafle oo wakhti dambe lays Af-Garan wayaye.....wa hees Murti badan ku jirto Waxanad ka dhex arkaysa sida UU shaqadisa Heegan uu ugu aha oo wakhti badan iyo dano badano oo gar ah kaga lumiin..Wuxuna kaso jeeda deganka Ceerigabo..
GUJIIZ 1 month ago in playlist somali-songs
heestyan waa hees aad u qiimo badan waxanan aad ugu xasuusta sxbkay barkhad abdi rooble o
hotmail8081 1 month ago
waxaan codsanayaa qofkii garanaya heestaan oo qoraal ah fadlan ha soo qoro plz
odawaay10maaya 1 month ago
heestaan waxaa tiriyay marxuum mohamad ali kaariye sida aan cashir ku qaatay markaan ahaa dugsiga sarre xasan adan samatar waa fananka qarniga xaqiiqdii
odawaay10maaya 1 month ago
Hestan waxa midhaheeda iska leh Yuusuf Jafaal oo ku dhashay deegaanka koonfurta gabiley waxuu leeyahay heestan iyo heesta kale ee ay qaado khadiijo hiiraan iyo shimaali ee " waxaad iila bilic tahay beeraha wajaaloo intuu roob barqadii helay balayada xareediyo togagii burqanayaan" taariikhdiisa iyo noloshiisa oo dhana warbaahinta dhawaan kala socda insha allah
TheMustaphe 2 months ago
waw cadi mahan heesta maba laga dalayo in ladhagestaa kadhow hadimee yaa salam samatar ii nolaw tarikh ayad ku rebtay fanka somalida
MrCariif 3 months ago
shit 17m.16s NO.
ibbe40 3 months ago
@waahambaabir, Miyaad hubtaa, heeshaha Xasan Ganay ma qarsoomaane, waxa igu maqaal ah inu tiriyey nin dhintay AHN oo la odhan jiray Yusuf Jafaal, waa sidaan helay kadib markii aan baadhis sameeyey.
MrDugsiiye 4 months ago
@MrDugsiiye waxa tiriyay midhaha abwaanxassan cabdullaahi (xassan ganey)wuxuu tiriyay heeso badan oo uu heeso samatar.
waahambaabir 4 months ago