Doorashada Britain
Uploader Comments (waakuma)
All Comments (5)
-
sxb ma ka fakirkay dhaqankee la siinayaa ilmaha,ma waxaad dooneysaa dhaqan liberaal ah,misaajid haddii aan loo heyn dad cibaadeysta maxaa lagu qabanayaa,sxb waan ogahay waa shaqadaada laakiin ogow in skoolka ingiriisku yahay midka ugu manhaj xun dunida,oo ay wax bartaan oo kaliya dadka wax xukuma ilmahooda oo kaliya,
-
waakuma sxb doorin ama gardaro waa wax dabiici ah,balse laba nin in ay isguursadaan dabiici ma ah,ilmo uur hooyo ku jirina in la soo tuuro dabiici ma ah,marka waxaan leeyahay soomaaliyeey codkiina dhiibta oo cidna ha ku qorina,waayo warqada oo banaaba waa cod dhiibasho
-
maya labour,libaral waayo waxa ay dabada ka wadaan qaniis iyo qaniisad,ina la islanoolaankaro oo aysan muhiim aheyn nikaax,waxa ay isku guurinayaan labo nin iyo naag waxaana ilmo looga dhigi doonaa ilmaha laga qaadi doono dadka soomaaliyeed ,waxa ay doonayaan in naagta uurka leh ay ilmaha iska soo ridikarto.
hadaba soomaaliyey codkiina ka fiirsada oo waxa idin saaran masuuliyad
Ka fikir caruurta halkan ku koreysa, ka fikir kuwa ku dhalanaya, ka fikir school-da iyo masjidada la rabo in la dhiso. Intaba lama sameyn karo hadaan la haysan cod siyaasadeed. Marka fadlan ha ku soo gaabin nin baa nin fuuley ama dhaafay ee ka fakir danaha umad weynta. Ka fikir hadday qabsadaan awooda xisbiyada xag jira oo doonaya inay dayuuradaha ka saaraan kuraasta oo dadka sidii xamuulkii ugu raraan. Dadweynow codkiina ku doorta dantiina.
waakuma 1 year ago
Fadlan dooro ama ha lagu doorto. Hadaadan dooran waa laguu doori. Fadlan u dareera doorashada. Dooro ciddii wada dantaada fadlan.
waakuma 1 year ago