Midigey bidixi maka maarantaa? Madaxow manjaha maka maarantaa? Maskax iyo aqooo..n maka maarantaa? Miinleyda hestiyooo! murtidia iyo ujeedada jawabaha maya baa micnahoodu noqoyaa. Umad yehey midnimo maka maarantaa? Maamul dowladnimo maka maarantaa? Nabadaa macaanee maka maarantaa? Ismakaashadoow midigta is Qabsada kala maarmi meysaane, Soomaliyey Midigta is Qabsada SOMALIA
waa maya jawaabtu
TheXusni 8 months ago