ifraax amore been been ha moodine
Loading...
1,293
Loading...
Uploader Comments (buulasheekh)
see all
All Comments (4)
-
asha allah heesta waxa iiga wayn codka quruxda badan ee illaahay siiyey ifrah, waxan meelaha ka qeylinaya ee fanaanaad ismooda walleee been dheh quruxna illaaha siiyey ifrah waxay kamid tahay somalida illaahay siiyey qurux dadka uga sooc maan masha allah, lkn waxa sumaala ifarah intan arkay heestan waa tii 2aad maxay helay ma dhinaca qoska mise iyadan jeclayn?
-
Soomaaliyeey Fanaanadan waan jeclahay runtii, Yaa iga caawin kara in La qabo iyo in Kale.
Abdi
-
inaba caadi mahan gabadhan waahees aad umacan true love
qurux badanida masha allah u so beautifu i hope to see u i will give u award for this video
Loading...
waa hees aan aad uladhacay
buulasheekh 3 months ago