@SoldierGirlSsc waa sax lakiin walal dee dadku marba stage ayuu jogaa, markaa waxaa laga yabaa in dadkii inaga horeeyey ay waxyaalo ayna fahmi jirin aynu fahmeyno, mida kale hesihii hore ma ahayn wax yaa lahan hada lasoo dhoodhobo ee waxay ahaayeen qaar xigmad iyo ujeedo leh oo marba wixii loola jeedo ka hadla. bal hada laga bilaabana adaan kula iman heesahaan ku wareero marka laga reebo kuwa raxanweynta,looool
codka aduun ka masha allah
laalaa911 5 days ago
i love u eedo n ilahay haku naxariisto
aamiin ya allah
abdul200808 1 month ago
my favorite song
MrAbdul326 3 months ago
meeshii lagu diro Dowgeed ma garata waa hadal xikmat ka buuxdo mash allah ilaahow janadii ku geey
JaraaQato1 3 months ago
waa cajiib heestaan waan jeclahay xaqiiqdii
xabiibchannel 4 months ago
Mashaa alaah boqarada codka aloow kunaxariiso heestaaan weligey ma maqlin maanta iigu horeyso magoool heesaheeda aaa kuugu cusub isma lahayn laakiiin caawa way dhacday magoool Viva
Shiishle 4 months ago
@SoldierGirlSsc waa sax lakiin walal dee dadku marba stage ayuu jogaa, markaa waxaa laga yabaa in dadkii inaga horeeyey ay waxyaalo ayna fahmi jirin aynu fahmeyno, mida kale hesihii hore ma ahayn wax yaa lahan hada lasoo dhoodhobo ee waxay ahaayeen qaar xigmad iyo ujeedo leh oo marba wixii loola jeedo ka hadla. bal hada laga bilaabana adaan kula iman heesahaan ku wareero marka laga reebo kuwa raxanweynta,looool
werdiking 5 months ago
wallee boqoradii codkay ahayd, in kastoo la yidhi dagaaladii sokeeye ayay ka qayb qaadatay, ilaahay haka saamaxo oo haw danbi dhaafo.
SoldierGirlSsc 5 months ago
@werdiking looool ok, laakiin dadku hees la qaaday inay fahmi waayaan ayaan garan waayay, anigu u jeedada waan fahmi lahaa hadaan xiligaa anoo caqli igu filan haysta, marba waayaha la joogo waa inaad la ambaqaadi kartaa, kuwa raxanwayntu qaadee ay luuqadooda u gaarka ah ku qaadaan ayaanan fahmin, laakiin inta kale fahan sare.com. lool.
SoldierGirlSsc 5 months ago
@SoldierGirlSsc kkkkkkkkkkkk maya walal sidaa uma jeedo lakiin waxan only sheegayey runta oo waxaba jira qaar reer waqooyi ah oo sidaa lagu sameeyey markaa anigu malihi marxuumad magool mayfahmeyn, in aan wax kasheegana waa xaraan maxayeelay way dhimatay...
salaam
werdiking 5 months ago