M S tubeec - Hodan
Uploader Comments (hassanahmedw)
All Comments (37)
-
Waxaad raadisaan albumka "Nasteexo" ayey ku jirtaan heestaan oo faseex ah oo music fiicana loo tumey. Albumkaas oo lagu soo saarey studiyowga Iftin ee Toronto. That was the last and most popular album of Tubeec.
-
@maljaan80 heestu sxb waa eryadi Cilmi bodhari oo uu u tiriyey HODAN ..hodan markii ugu horeysay wuxuu la kulmay isgaa oo ka shaqaynay meel Furinka ama roodhida lagus ameeyo halkaas oo u qaaday jacayl mud dheer hayay oo uu aakhirkii u dhintay..............cilmi boodhari wxuu ku aasan yahay BERBERA xeebta Batalaale 10x
-
OMG i heard diz song like last year..when a guy perfomanced at da playgrounds of sweden.i thought dat didi naaji or wat ever hez called owned diz song.but nw i see dat it aint hiz.
-
try bclub19 website
-
aqyaarda waa idin wada samlaamay dhamaandiina, teda kale waxaan raway inaa oo kaado sidaan u helay lahaay heeskaan qoraalkeeda, waa hadii lahelaayo. waa ku mahad sandihiin.
-
Ok what language is this song(Hodan)being sang in? Somali? The only words I understand are 'bal in aan habarqabo maxaa hodan i dhaafshay'???
-
Heestu waxey aheyd hees Cafar ah oo soomaali lagu dhex daray. Erayada qaarkoodna waxaa la yiri waxaa tiriyey gabay ahaan nin soomaali ah oo la oran jiray Cilmi Boodhari oo jeclaa gabar la oran jiray Hodan sida dad xog ogaal ah ay weriyeena ma uusan oqoon Hodan ee mar u buu arkay markalena ma uuwsan arkin, Cilmi Boodhari wuxuu ku aasan yahay bad talaale Burco iyo agagaarkeeda.
-
boodhari ilaahay ha ku naxaariisto jecelka in lagaaga gargaaro ayaay ahaayad
-
awesome.
-
boqorka codka caajab wlh
Thanxx Sxb Hassanahmedw for this Video. can you plz tell me where I can find this full song or Video?.. THxx again.
cadaaawe 3 years ago
hi cadaawe , the video was broadcasted by the RTD(RadioTelevsionDjibouti), don't know where to find the video tape but you could try a somali videoshop (if they have it).
hassanahmedw 3 years ago