Musharax Axmed Siciid Aw-Nuur ayaa musharax nimadii madaxweynemino ee Puntland uga tanaasulay taageerayna Musharax Adam Mohamed Esse. Shir lagu qabtay guriga Musharax Adam Mohamed Esse ayaa Musharax Axmed Siciid Aw-Nuur uga hadlay tanaasulkiisa uguna baaqay in Musharaxiinta kale ku daydaan maantana wada taageeraan musharaxa ugu cad-cad waa Musharax Adam Mohamed Esse (Gaadaale).
We need Somali Women Leaders. Period.
proudSomalisis 2 years ago
mar walba waxan soo dhawayna muraxinta puntland all waa niman aqoon & karti leh lakinse anigana codkeyga waxan siyana obama puntland wa nuradin adan
dorotaoles 3 years ago