DHACDA UGUB AH #24 - Maxamed Warsame Cali - kiimiko (HD)
Top Comments
All Comments (6)
-
kiimiko aad iyo aad ayaad umahadsantahay xalka wuxuu ku jiraa shacabka somaliyeed oo oo reer reer iskugu yimaada iscafiya baarlamaan cadaalada soo doorta dastuur samaysta dowladna dhista yaa soomali kadhaadhicinkara qabiil ayaa waxlagu xalinkaraa ileen waa lanacsiiyaye
-
Kan ma laha fikirk saliim ah waa ragii Soomaaliya burburiyay oo UNC u sacaba tumey, miyuu ilaawey xasuuqii ey geysteen UNC iyo kooxda ku heyb ah AMb Caalim. Anigu waa la yaaba dadka reer Mogadishu dhibaatadii ey sameeyeen iyo qarankii Soomaaliya ey burburiyeen ayay imka rabaan iney dusha uuga tuuraan dowladii Siyaad Barre, war heedhe qaata qaladkiina 20,sano Soomaaliya idinkaa burburinayay oo marba shaato soo gashanayay ee adeeryaalow waxaa Soomaaliya badeen burbur.
Amb.Mahamed W. Kimiko waa Super Star.Aqoonyahan,wayo aragnimo iyo tariikh yahanimo isku darsaday.Waa labeentii Aqooneed ee Soomaalia.Ma aragteen dadka xishooda Xil ma raadiyaan.
Wareysigaan waan ka helay. waa Taariikh taariikh ka hadleysa.Mahadsanid KEYDMEDIA.
samadon2 1 year ago 3
KKKKKK Odaga Maansha alaah Siduu Uga Shekaynayo Somalidi Quwada Afrika Wagas Ahayd . Somali Urursan bay Heleen Ragi Maxamed Siyaaad Allaha U Naxariisree Hogaminayey. Somali Kala Daadsan bay ka Tageen. kkkk Quwad Somaliyeed oo Derisku ka baqaan Lasugi Maayo baan u Malaynayaa. Urusanaan Somaiyeedna la sugi Maayo Saa kalsonideediba Lama Hayo.
AtotheFRO 1 year ago