SIDA AYRO GEELOO (HEES)
Top Comments
All Comments (104)
-
Ayro maxa laga wadaa nice sng
-
mansha allah wa hes mnacaaaaaaan o ay qaadayso fanaanad hore
-
abwar saxib heesta waxaa qaada sahra axmed ninka la qaadayase mahubo waxey ahayd, heedhe ina abti abaayo aadooy huuno ka raadi youtubeka ha irdhoobinoo umal haqaadin iimaanka deeqdaay ha ilmeynin anba kulamid baan ahaye aamu, waakukaa
-
waxaan raadinayaa hees aanan magaceeda ama fanaaniinta qaaday aanan aqoon balse hada ka hor ayaan dhageystay, muda badan ayaan raadinayay waana waayay, waana sida heesta.
dunidoo idil taan ka arkanaayaay, taan aawadeed u il darnaayeey, ma ogtahay inaan kuu damqaday adigaa, ma ogtahay dartaa inaan u gaaroobay.
fadlan igu caawiya heestaas magaceeda ama fanaaniinta qaaday magacyadooda..........
mahadsanidiin.
-
Heestan waa hees qaakiya thank mudugboy this is history put savest place you have may be we naver see this song again,
-
ilahow u naxariiso amiin
-
@AtotheFRO ma ogi allah ha u naxariisto ban maqlaya adna hadalo aan wacnayn banka maqlaya marka get it right iney nooshhay intadan iswalaaqeeda iyo afaaaraheeda kale galin
kkkkk ogaal83 you're hella funny walal
farxiya cali looks like hibo nura!!
xoxkma09 2 years ago 18
She was legend,Ilaahay ha naxriistee.
Dubwayne87 3 years ago 9