SamaalTV
Uploader Comments (samaaltv)
All Comments (14)
-
Gabadha wey dadaashay eeka waraajiya. TV or Channel. She is not debating linguistics. she is right if she says "TV" or Channel.
-
waad salaamantihiin dhamaan walaalyayaal intaan ka ahayn ninka wato maashaallah adiga soomali maxaa nacdaa adigaa is nacay waayo magaca aad wadatid iyo sidaa u hadleysid isma lahan adiga allaha ku duleeyo oo allaha faqri iyo cadaab aduunyo iyo cabdaab aaqiro ha iskugu kaa daro aduunyada wajigaaga laga faan aaqirone ilaaheey wajigiisa kuma tuso wasaqyahoow ama wasaqyaheey waxaa ahaatidba soomali mar waa hishiin doonaan insha allaah adigane habaarkaas haku qabto aamiin dheh
-
waayaha aduunkaa inantan soo dhawayn doona , waxaan ku leeyahay alle indhaha hakuu furo
lakiin you have a nice voice
-
Nayaa ama waaryaa, ka nax oo nafta waaya ayaan ku leenahay, anagoo ah somali, waayo TV ummada dhib uma keeno ee dheef ayuu u keenaa, adna hadaad sidaa u nacday somali orodoo is gub waa niyad jabid ogtahee
yur baanu ku leenahay,
-
Asalaamu caleykum waris waa dadaashay abaayo laakiin finland goormee tagtay wa xaan kugu ogaa adigoo jooga dumaaye magaalo la yiraahdo oo ku taala sweden magaalada karlstad u dhaw anyway waa ka baxsatay wariyanimada waad ku qurux badantahay cadeey
-
Ar daya waristii naayaa wadaad ayaaba aheede maxaa tv balayo kuu geeyey waa yaabe
-
Is called Channel, not TV.
-
waan ka naxay aniga tv-ga ma jecli in ay somalida hor maraan. ilahay ha idin baa biiyo inta soo hartana Ethopia ha u taliso. ileen waadd isku talin waydeene.. qabil qabiilna waad iska dayn waydeen.. aduunkana fakhri ku noolaada iyo fool xumo.. akhirana meesha xun.. adunka somaaali baan ugu nicibahay
raaliya100@ waan fahmayaa runtii dareenkaaga laakiin ilaahay baa nabada bixiya imikana ilaahay baa somaliland nabad siiyey markaa adeer intaat oohinta iyo masayrka iska deysid ilaahay ka barya inoo madfaca idinka dul qaado inkiraad aa somaliland inkiraysaan dalku iidunkama hagaagaayo, heestana aa soo kopiyeyseen dad ayaa sameystay sida ay nabada u sameysteen oo kale ayey tana u sameystaan markaas hadeydaan waxba qabsan karayn idinka ayey idiin taalaa, hooyadiin nacasnimada ka wasee! ilma aboo.
sland4lifes 2 years ago
ASC
@@--->sland4lifes ruuxa magacaan isku magacaabow waxaan rabaa in aan kuu sheego, awoowayaasheenii u soo halgamay gobonimada & xoriyada qowmiyadda ku aftirsato Somali waxaa ugu horeeyey taariikhda aduunka & mida dugsiyadii Somaliya xustay, "" Sayyīd Muhammad C/dula Hassan & Ahmad gureey.. Marka hadii Magaca Hebel-Land oo inqiriis daba qurun uu bixiyey aad taageero u heysid walaa ceeb baa kuu taal, Don't be a hater all your life.. xaqiiqda raadi, ilaaheyna u toobadkeen
samaaltv 2 years ago