Kulanka Fannaaninta Banaadir ee Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011 - Qeybta 2aad
Axmed Naaji Sacad
Cabdulqaadir "Nuuraani"
Faynuus Sheekh Daahir
Shariif "Jeek"
Muxyidiin Xaaji Abuukar
Muriidi Sharles
Raxiima Mahdi Abuukar
Deeqa Axmed Cabdiraxmaan
Amaara Cali "Shoobero"
Waxaa duubay, wixiii xuquuq ahna u dhowran Royal Somali Tv (TvRoyal.Com), London, UK, 2011.
KUWAANI SIDII FANAANIIN QARAN, UMAHADLAYAAN WAAMAXAY? TVGNA. GABARTEEYNA BANAADIRIGEENA , MAR KAAS BEEY KULEEYIHIN WAX QABIIL LA,DHOHO MA, NAQAANO IYAGAABA UGU DARAN ILEEYN !
zuweeys 1 month ago
Heesta ay qaadayaan hoboladan waxay ka mid aheyd heesha sida joogtada looga soo deyn jiray Raadiyo Muqdisho. Waan ka helay sida wanaagsan ee loo agaasimay kullanka hobolada Banaadir.
nabadraadshe 7 months ago
Waah! Waah! Waa Asharaaftii Fanka Banaadir oo kulnsan. Farxad badanaa. Bahuwaa! bahuwaa! XasanBurhaan waad ku mahdsan tahay. Noolow!
amywayeel 8 months ago