Abdi Haybe & Aw kadleeye - Magaalo joog xumo
Top Comments
All Comments (103)
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee oday ciyaala suqaa helay ninkii ina haybe laambada.
-
HORTA WAA RUNEE WHY RAGA SOMALIDA DUMARKA SIDA XUN UGU EEGAAN????
-
Haashka ii dhiib un baan ka xishooday han ka shito un baan ku idhiye kkkkkkkkkkkkkk.
-
kkkkkkkkkkkkk waar sow nagihii way waasheen lol
-
aw kadleye xariif waaye wlh waa iga qosliyay sanka uu dadka uga aruuray qosol + qosol
-
suuxaay lool
-
@TheHiddayah21 That is our culture sister. Ama qoraal ku dhamayso ama hadal ku dhamayso. Qolo waliba dhaqan ayay leedahaye, dhaqankaaga ha nicin oo cuqdadi yaanay kugu dhicin.
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlh somali xata klip yar inka yar 9 daqiqo soconaya si nidam ah uma wada dawan karno anagon murmin o is dagaalin lkn why why whyyyyyyyyyyy< umada qalin iyo qorshe ayey ku dhamestan howlahoda anagan qeyli iyo qaaq ohey oh
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkk odeeygaan yaar waa ciyaalsuq caadiyaa wallahi! qosool baa iga dhamatahay! abdi haybe always my favourite comedian!!
reer hergeysa big up
quruxleeyisaaq 1 year ago 9
@bashkac1 sxb all big somali comedians always came from hargeisa
hilibruuge 1 year ago 9